Ciidamada Jubbaland oo Howlgal ka Fuliyay Deegaanno Hoos Yimaada Kudhaa
Wararka24: 10-02-2026 Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa Nabadsugidda dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Kudhaa ee gobolka ...


























