• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Daawo: Muuqaal Cusub oo ka Soo Baxay Duqeyntii Aadan Yabaal.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Muuqaal Cusub
Share

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay muuqaal laga duubay duqeyntii shalay ka dhacday Aadan Yabaal ee Shabeellaha Dhexe.

Duqeynta ayaa lagu beegsaday guri uu degganaa Xasan Nuur oo sarkaal Al-Shabaab ah. Gurigu wuxuu ku yaalay xaafadda Waaberi.

Muuqaalka ayaa muujinaya marka ay ciidamo Sirdoonka qaranka NISA u shaqeeya ay guriga ka duubeen kahor duqeynta. Waxa kalo mesha yaalay gaari Beebe ah oo kooxdu horay uga furteen dowladda.

Muuqaalka waxaa ka soo muuqda saddex sarkaal oo muhiim ah:

  • Cali Ibraahim Geesey (Cali Rooti) – madaxa caafimaadka
  • Mahad Xasan – darawalka gaarka ah
  • Abuurkar Cali Aadan – ku xigeenka horjoogaha guud

Saraakiisha ayaa la arkayaa iyagoo is qarinaya daqiiqado kahor duqeynta. Waxay daawanayaan sida gaariga Beebaha loo keydiyay gudaha guriga.

NISA oo fulisay duqeyntan ayaa sheegtay in 12 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu dilay. Kuwaasi waxaa ka mid ah:

  • Horjooge Carabey – madaxii gaadiidka
  • Mustaf Jareere – ka mas’uulka sameynta gaadiidka

Xamsa Faracadde oo saadka u qaabilsan ayaa ka mid ah kuwa dhaawacmay. Dowladda ayaa xaqiijinaysa tirada guud ee la dilay.

Gurigu wuxuu ahaa goob lagu keydiyo hubka kooxda. Sidoo kale waxaa lagu abaabulay maleeshiyaadka deegaanka. hoos ka daawo muqaalka


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

5 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.