• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, May 9, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xildhibaan barkhad oo arin yaab leh codsaday.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
10 months ago
Reading Time: 1 min read
Barkhad

Wararka Ugu Aqrintabadan

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

3 hours ago
Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

3 hours ago
Load More
Share

HARGEYSA – Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun ayaa soo jeediyay in 82 xildhibaan ay mushaharkooda ugu deeqaan shacabka ay abaartu saameysay, gaar ahaan kuwa ku hoyanaya bacadaha.

Xildhibaan Batuun ayaa yiri: “Anigu waxaan soo jeedin lahaa in 82 Xildhibaan aynu mushaharkeena ugu deeqno dadkii bacadka inoo taagnaa ee Abaartu Saameysay.”

Barkhad

Hadalkan ayaa yimid xilli gobollo badan oo ka tirsan Somaliland ay wajahayaan xaalado adag oo abaareed, taasoo keentay barakac baahsan iyo baahi dhinaca nolosha ah. Soo jeedinta Batuun ayaa dhalisay hadal heyn bulsho iyo mid siyaasadeedba, iyadoo dad badan ay bogaadiyeen garab istaagga shacabka tabaaleysan.


Share
Tags: AbaaroSomalilandXildhibaan barkhad
Previous Post

Alexander Isak Oo Ka haray Safarka Newcastle Ee Asia? + Sabata?

Next Post

Midowga Afrika Oo Soo Dhoweeyay Go’aanka Faransiiska Ee Aqoonsiga Falastiin

Related Posts

Xasan Sheekh oo shir amni ka guddoomiyay Baydhabo+sawiro

Xasan Sheekh oo shir amni ka guddoomiyay Baydhabo+sawiro

by Amin Cali Abdi
1 month ago

Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Baydhabo ku guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada...

Somaliland

Afhayeenka Eric Trump oo Beenisay In Kulanka Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland iyo Eric.

by Amin Cali Abdi
3 months ago

Wararka24: 28-01-2026:Afhayeen u hadlay Eric Trump, wiilka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa si cad u beenisay in wax...

Kadib Xirirki loo jaray Imaaraadka maxa ka socda dekada berbera, iyo DP World Oo Ka Hadashay?

Kadib Xirirki loo jaray Imaaraadka maxa ka socda dekada berbera, iyo DP World Oo Ka Hadashay?

by Yasmin Jamal
4 months ago

Wararka24: 14-01-2026: Shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta, oo maamusha dekedda Berbera, ayaa sheegtay in hawlaha...

Somaliland oo afar qodob ka soo saartay arrimaha eVisa iyo maamulka hawada..

Somaliland oo afar qodob ka soo saartay arrimaha eVisa iyo maamulka hawada..

by Abdirahman Dahir
6 months ago

Hargeysa – Wararka24:  Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo saartay war rasmi ah oo ka kooban afar qodob oo...

Somaliland oo soo saartay 18 qodob oo cusub…

Somaliland oo soo saartay 18 qodob oo cusub…

by Yasmin Jamal
6 months ago

Hargeysa – Wararka24: Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay warbixinteedii toddobaadlaha ahayd, taas oo ka koobnayd 18 qodob oo...

Fly Dubai oo joojisay dalabkii eVisa ee dadka u safraya Hargeysa

Fly Dubai oo joojisay dalabkii eVisa ee dadka u safraya Hargeysa

by Yasmin Jamal
6 months ago

Hargeysa- Wararka24 Online)- Diyaaradda caalamiga ah ee Fly Dubai ayaa si rasmi ah u joojisay dalabkii ku saabsan...

Load More
Next Post
Midowga Afrika

Midowga Afrika Oo Soo Dhoweeyay Go’aanka Faransiiska Ee Aqoonsiga Falastiin

Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Jabuuti Si Uu Ula Kulmo Madaxweyne Geelle

Maamulka Jubaland

Dagaalka Gedo: Maamulka Jubaland oo war cusub soo saartay.

Recommended

Putin

Erdogan oo Putin ula Hadlay Dagaalka Israel iyo Iran

11 months ago
Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

2 months ago
Kenya

Kenya oo Diiday Qorshahe weyn oo ay Somaliland wadatay + Sababta

12 months ago
Mareykanka

Mareykanka oo Muujiyey Walaac Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh

12 months ago
DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

2 months ago
Maxamed Cali Ameeriko

Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo lo magacaabay xilweyn + sababta?

9 months ago
NISA

NISA oo Burburisay Buundo Istiraatiiji ah oo Al-Shabaab Dhistay + Xog cusub?

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.