• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, March 2, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Mucaraadka dowlada somalia oo war murtiyed soo saaray

Sajid Ahmed by Sajid Ahmed
10 months ago
Reading Time: 3 mins read
Siyaasadeed

Wararka Ugu Aqrintabadan

Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay muhiimadda uu leeyahay Aqoonsiga Qaranka

Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay muhiimadda uu leeyahay Aqoonsiga Qaranka

6 hours ago
Saciid Cabdullaahi Deni oo farriin culus u diray beesha caalamka kadib…..

Saciid Cabdullaahi Deni oo farriin culus u diray beesha caalamka kadib…..

6 hours ago
Load More
Share

Mucaaradka ayaa goordhow soo saaray warsi cxaafadeed kadib marki uu madaxweynaha dowlada somalia Xassan Sheekh uu xali soo bandhigay urur siyaasadeed cusub oo ay ku mideysanyihiin dowlada iyo 3 maamul-gobaleed, war-sixaafadeedka ayaa lagu yidhi.

Dalku wuxuu ku jiraa xaalad adag, wuxuuna wajahayaa caqabado culus. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa laga filayey martigelinta gogol qaran oo ay isku yimaadaan dowladda federaalka, dhammmaan dowlad goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka, si looga hortago kooxaha argagixisada, xalna looga gaaro khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay beddelka dastuurka, doorashooyinka, iyo tayaynta xumida maamul ee sababtay guul-darrooyinka ciidamada xoogga dalka.

Madaxweynuhu wuxuu ku guuldarraystay in uu muujiyo xilkasnimo hoggaamineed oo lagu wajihi lahaa xaaladda degdegga ah ee uu dalku ku jiro, taa beddelkeedna wuxuu doorbiday dan shaqsi ah, kooxaysi siyaasadeed iyo tallaabooyin sii kala fogeynaya dadka, iyo isku day dalka dib loogu celinayo nidaamkii halka Xisbi oo horey loogu soo hoogaay.

Waxaa cad in uusan Madaxweynuhu garanin xaaladda uu dalku ku sugan yahay ee halista kooxaha argagixisada, gaar ahaan Al-Shabaab oo dib u qabsaday deegaanno badan oo naf iyo maalba uu ku baxay xoreyntoodii sanad iyo bar ka hor, sababaha keenay guul-darrooyinka dagaal ee ciidanku ku soo banneeyeen furimaha dagaalka, khilaafka siyaasadeed iyo xaaladda bini’aadannimo ee dalka ka taagan

Tan ayaa imaneysa iyadoo xalay madaxweyne hassan shiiq daahfuray xisbiga wadajirka iyo cadaalada oo e kujiraan qaar kamid ah xubmaha maamul goboledyada sida galmudug hirshabelle koonfur galbed iyo maamulka dhawaan galka ah ee ssc khaatumo

Lama oga sida ee ku dhamaan doonto xiisada kadhex taagan mucaaradka iyo dowlada federalka ee uu hogaminayo madaxweyne hassan shiiq maxamuud mucaraadka ayaa madaxweynaha ku cadaadinaya in uu doorashada waqtigeda ku qabto kana tanaasulo waxyabaha kale ee uu ku mashquulsanyahe

dowlada somalia

War murtiyedka mucaaradka dowlada somalia kaso baxay waxaa si wada jir ah usoo saaray madaxweyne hore 

  1. Sharif Sheekh Axmed
  2. Shariif Xasan Sheekh Aadan
  3. Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan
  4. Maxamad Xuseen Rooble
  5. Cumar C/rashiid Cali Sharmarke
  6. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)
  7. Xasan Cali Khayre
  8. Cabdiweli Sheekh Axmed
  9. Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif
  10. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
  11. Amb. Axmed Ciise Cawad
  12. C/qaadir Cosoble Cali
  13. Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed
  14. Dr C/naasir Cabdulle Maxamad
  15. Eng Cabdullahi Abuukar Xaaji 

Share
Tags: caasimadda Muqdishodowlada somaliaMadax weynaha Xasan SheekhMucaraadka
Previous Post

Puntland oo Dagaal Cir iyo Dhul ah ku Qaadday Kooxda Daac1sh.

Next Post

Trump ayaa sheegay in Putin uusan ka qayb gali doonin wada-hadallada uu Ukraine ee Turkiga!

Related Posts

Xasan Sheekh oo Laga Dalbaday inuu Raalligelin Bixiyo.

Xasan Sheekh oo Laga Dalbaday inuu Raalligelin Bixiyo.

by Amin Cali Abdi
4 weeks ago

Wararka24: 3-02-2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa laga dalbaday inuu raalligelin ka bixiyo tallaabadii hawada...

Horjooge Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Shabeellaha Hoose.

Horjooge Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Shabeellaha Hoose.

by Amin Cali Abdi
1 month ago

Wararka24: 25-01-2026 Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka Sablaale ee gobolka Shabeellaha...

Golaha

Golaha Mustaqbalka somaaliya Oo Go’aan Ka Gaaray Casuumaadda Madaxweyne Xasan Sheekh.

by Amin Cali Abdi
1 month ago

Wararka24: 24-01-2026 Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana...

Muqdisho

Shabakad Al-Shabaab Ah Oo Qaraxyo Ka Qorsheynaysay Muqdisho oo NISA qabatay.

by Amin Cali Abdi
1 month ago

Wararka24: 24-01-2026 Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay shabakad ka kooban shan...

Soomaaliya

DW: Soomaaliya Oo Ka Fikiraysa Tallaabo Militari Oo Ka Dhan Ah Gooni-goosadka?

by Yasmin Jamal
2 months ago

Wararka24: 12-01-2026: Telefishinka DW ee laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa warbixin gaar ah ku sheegay in Dowladda Federaalka...

arimaha dastuurka

Maxa Ka Soobaxay Kulanki Arimaha Dastuurka oo ay wada yeshen DF iyo Mamul Gobaledyada..

by Ahmed Nour
4 months ago

Wasiirka wasaaradda caddaalada iyo arimaha dastuurka XFS, Mudane Hassan macalin maxamud ayaa manta kulan layeshay wasiiradda dastuurka maamul...

Load More
Next Post
Trump

Trump ayaa sheegay in Putin uusan ka qayb gali doonin wada-hadallada uu Ukraine ee Turkiga!

xassan

Muxu Md xassan sheekh sameeyey manta Xuska SYL ee Muqdisho, SAWIRO

Gobolka Banaadir

Gobolka Banaadir Muddo Kordhin Lagu Sameeyay is Diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha

Recommended

Puntland

Puntland oo Daahfurtay Shirweyne Wadatashi ah oo ay Qurba Joogtu Hoggaan u Tahay

10 months ago
Imaaraadka Carabta oo hakiyay taageeradii amni ee Soomaaliya

Imaaraadka Carabta Oo Joojiyey Taageeradii Amniga Ee Soomaaliya

2 weeks ago
Wararka Manta, Puntland oo Guulo Horleh kagaartay daacish+ Sawiro iyo Mesha ay wax marayaan

Ciribtirka Daacish Intu maraya: Kadib Toddobaadkii labaad Marki uu Md DENI Ku Dhawaqay Wejiga saddexaad ee hawlgalka

12 months ago
Soomaaliya oo Hawadeeda ka Xanibtay Diyaaradaha Israa’iil.

Soomaaliya oo Hawadeeda ka Xanibtay Diyaaradaha Israa’iil.

1 month ago
Senate-ka Mareykanka oo Walaac ka muujiyay Arrimo ayku lug leedahay Somaliland

Senate-ka Mareykanka oo Walaac ka muujiyay Arrimo ayku lug leedahay Somaliland

3 weeks ago
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu toogtay Cape Town..

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu toogtay Cape Town..

4 months ago
Cabdiraxmaan Cirro oo sheegay in uu socdo heshiis ganacsi oo Itoobiya dhexmaraya

Cabdiraxmaan Cirro oo sheegay in uu socdo heshiis ganacsi oo Itoobiya dhexmaraya

2 weeks ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.