• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Muxu Md xassan sheekh sameeyey manta Xuska SYL ee Muqdisho, SAWIRO

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
xassan
Share

xassan

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Ka qeyb galay xuska halganki gobanimada SYL oo ka dhacday caasimada muqdisho, madaxweynaha ayaa ubax dhigay taalada SYL ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu ku guda jiray xuska 15-ka May ee manta ee waxa uu dhagax dhigay dhisme cusub oo ay ku shaqeyneyso Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

SYL

Madaxweynaha Jamhuuriyadda waxaa kulanka ay ku wehlinayaan mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulqaadir Cali.

Madaxweyne xassan ayaa Soomaalida ugu hanbal-yeeyey dhaliyarada maalinta qiimaha badan ee 15-ka May, isagoo ku bogaadiyay dhalinta sida kaalinta muuqata ee ay ku leeyihiin, hormarka dalka, iyo ciribtirka khawaarajinta.

Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa Taallada SYL waxa uu Xus iyo duco ugu duceeyey 13-kii dhalinyarada ahaa ee aasaaska u ahaa ururkii SYL ee Horseed-ka ahaa gobonimada dalka.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay ilaashadaan midnimadooda, wadajirkooda, iyo qarannimadooda oo ka mid ahaa aas aaskii halgankii SYL.

SYL
SYL
SYL

Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.