• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Mucaraadka dowlada somalia oo war murtiyed soo saaray

Sajid Ahmed by Sajid Ahmed
1 year ago
Reading Time: 4 mins read
Siyaasadeed
Share

Mucaaradka ayaa goordhow soo saaray warsi cxaafadeed kadib marki uu madaxweynaha dowlada somalia Xassan Sheekh uu xali soo bandhigay urur siyaasadeed cusub oo ay ku mideysanyihiin dowlada iyo 3 maamul-gobaleed, war-sixaafadeedka ayaa lagu yidhi.

Dalku wuxuu ku jiraa xaalad adag, wuxuuna wajahayaa caqabado culus. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa laga filayey martigelinta gogol qaran oo ay isku yimaadaan dowladda federaalka, dhammmaan dowlad goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka, si looga hortago kooxaha argagixisada, xalna looga gaaro khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay beddelka dastuurka, doorashooyinka, iyo tayaynta xumida maamul ee sababtay guul-darrooyinka ciidamada xoogga dalka.

Madaxweynuhu wuxuu ku guuldarraystay in uu muujiyo xilkasnimo hoggaamineed oo lagu wajihi lahaa xaaladda degdegga ah ee uu dalku ku jiro, taa beddelkeedna wuxuu doorbiday dan shaqsi ah, kooxaysi siyaasadeed iyo tallaabooyin sii kala fogeynaya dadka, iyo isku day dalka dib loogu celinayo nidaamkii halka Xisbi oo horey loogu soo hoogaay.

Waxaa cad in uusan Madaxweynuhu garanin xaaladda uu dalku ku sugan yahay ee halista kooxaha argagixisada, gaar ahaan Al-Shabaab oo dib u qabsaday deegaanno badan oo naf iyo maalba uu ku baxay xoreyntoodii sanad iyo bar ka hor, sababaha keenay guul-darrooyinka dagaal ee ciidanku ku soo banneeyeen furimaha dagaalka, khilaafka siyaasadeed iyo xaaladda bini’aadannimo ee dalka ka taagan

Tan ayaa imaneysa iyadoo xalay madaxweyne hassan shiiq daahfuray xisbiga wadajirka iyo cadaalada oo e kujiraan qaar kamid ah xubmaha maamul goboledyada sida galmudug hirshabelle koonfur galbed iyo maamulka dhawaan galka ah ee ssc khaatumo

Lama oga sida ee ku dhamaan doonto xiisada kadhex taagan mucaaradka iyo dowlada federalka ee uu hogaminayo madaxweyne hassan shiiq maxamuud mucaraadka ayaa madaxweynaha ku cadaadinaya in uu doorashada waqtigeda ku qabto kana tanaasulo waxyabaha kale ee uu ku mashquulsanyahe

dowlada somalia

War murtiyedka mucaaradka dowlada somalia kaso baxay waxaa si wada jir ah usoo saaray madaxweyne hore 

  1. Sharif Sheekh Axmed
  2. Shariif Xasan Sheekh Aadan
  3. Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan
  4. Maxamad Xuseen Rooble
  5. Cumar C/rashiid Cali Sharmarke
  6. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)
  7. Xasan Cali Khayre
  8. Cabdiweli Sheekh Axmed
  9. Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif
  10. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
  11. Amb. Axmed Ciise Cawad
  12. C/qaadir Cosoble Cali
  13. Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed
  14. Dr C/naasir Cabdulle Maxamad
  15. Eng Cabdullahi Abuukar Xaaji 

Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.