• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, August 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Trump ayaa sheegay in Putin uusan ka qayb gali doonin wada-hadallada uu Ukraine ee Turkiga!

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Trump

Wararka Ugu Aqrintabadan

Iiraan oo u muuqata inay xoojisay mowqifkeeda kaddib isbeddelka go’aanka Trump

Iiraan oo u muuqata inay xoojisay mowqifkeeda kaddib isbeddelka go’aanka Trump

1 week ago
Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

3 weeks ago
Load More
Share

Trump ayaa ku andacoonaya in aanu filaynin in Putin uu ka qayb galo wada-hadallada uu Ukraine kula yeelanayo Turkiga

Trump

Madaxweyne Mareekanka Donald Trump ayaa Khamiistii sheegay in uusan ka niyad jabin warka sheegaya in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uusan ka qeybgali doonin wadahadallada Ukraine uu kula yeelanayo Turkiga toddobaadkan, isagoo ku andacoonaya inuusan fileynin in Putin uu ka qeyb galo wadahadallada uu hoggaamiyaha Ruushka laftiisa soo jeediyay

Afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa sheegay Khamiista in Putin uusan ka qeybgali doonin wadahadallada tooska ah, waxaa markii ugu horreysay soo jeediyay Putin oo ka jawaabaya ay Goaan-ka xabbad-joojinta ama cunaqabataynta oo ay saareen xulafada Yurub iyo mareekanka..

Qoraal xigay oo uu soo dhigay baraha bulshada, Trump wuxuu ugu baaqay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky “Kulanka la yeelo, hadda! Qoraalka trump ayaa u dhignaa.

Madaxweyne Putin-ka Ruushka ma doonayo in uu heshiis xabbad-joojin ah la galo Ukraine, balse waxa uu doonayaa in uu ku kulmo Khamiista, Turkiga, si uu ugala xaajoodo suurtagalnimada joojinta DHIIGA. Ukrain waa inay ogolaato tan, isla markaana. Ugu yaraan waxay awood u yeelan doonaan inay go’aamiyaan in heshiisku suurtogal yahay iyo in kale, haddii aysan sidaas ahay-na, hoggaamiyeyaasha Yurub, iyo Maraykanku, waxay ogaan doonaan halka ay wax walba taagan yihiin, waxayna u socon karaan si waafaqsan! Waxaan ka shakisanahay in Ukraine ay heshiis la geli doonto Putin, kaasoo aad ugu mashquulsan inuu u dabaal-dego Guusha Dagaalkii labaad ee Adduunka, kaas oo aysan ku guuleysteen Maraykanka la-aantiis. SHIRKA HADA, HADA!!! ayuu soo qoray trump!

Trump

Shalay Trump waxa uu weriyayaasha ugu sheegay Qatar in “uusan filaynin” ka qaybgalka Putin markii la waydiiyay in uu ka niyad jabay maqnaanshaha madaxweynaha Ruushka ee wada-hadallada soo socda.

trump wuxuu yiri “Maya, ma aanan fileyn (Putin inuu tago), dhab ahaantii waxaan idhi, ‘Muxuu u tagi turkiga putin hadaan aniga (trump) tagin?’ ‘Uma maleynayo inuu tagi doono haddaanan tegin.’ Taasina waxay noqotay Run, ayuu yidhi.

Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu yidhi, “Uma malaynayn in ay suurtogal tahay in Putin uu tago haddii aanan halkaas joogin”.


Share
Tags: kulanka TurkigaMadaxweyne MareekankaRuushka Vladimir Putinwadahadallada Ukraine
Previous Post

Mucaraadka dowlada somalia oo war murtiyed soo saaray

Next Post

Muxu Md xassan sheekh sameeyey manta Xuska SYL ee Muqdisho, SAWIRO

Related Posts

No Content Available
Load More
Next Post
xassan

Muxu Md xassan sheekh sameeyey manta Xuska SYL ee Muqdisho, SAWIRO

Gobolka Banaadir

Gobolka Banaadir Muddo Kordhin Lagu Sameeyay is Diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha

Maamulka Puntland

Maamulka Puntland oo si adag uga hadashay mowqifka SSC-Khaatumo ee ku aaddan gobolka Sanaag

Recommended

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

5 months ago
Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

5 months ago
Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

1 month ago
Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

4 months ago
Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

4 months ago
Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

6 months ago
Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

4 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.