Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaanka qaranka+Sawiro
Wararka24: Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026, ...


























