Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb

Caleemo saarka Galmudug ayaa hadda ka socda Dhuusamareeb, iyadoo ay goob joog ka yihiin madaxda dowladda federaalka.

Wararka24 News Desk by Wararka24 News Desk
November 5, 2026, 3:05 pm EAT
Reading Time: 1 min read
Xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa hadda ka socota magaalada Dhuusamareeb

Hoggaamiye ku-xigeenka Galmudug, Cabdiweli Ibraahim Aadan (Garyare), ayaa khudbad ka jeediyay munaasabadda, oo ay goob joog ka yihiin masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda federaalka iyo marti sharaf kale.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta gaaray Dhuusamareeb si ay uga qeyb galaan xafladda.

Liibaan Axmed Xasan ayaa 22-kii Oktoobar loo doortay hoggaamiyaha Galmudug, halka Cabdiweli Ibraahim Aadan (Garyare) loo doortay ku-xigeenkiisa.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

DAAWO: Aadan Madoobe oo ka hadlay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug

DAAWO: Aadan Madoobe oo ka hadlay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug

16 minutes ago
Xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb

Xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb

25 minutes ago
Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb si uu uga qeyb galo caleemo saarka Galmudug

Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb si uu uga qeyb galo caleemo saarka Galmudug

35 minutes ago
JD Vance oo dagaalka Iran ku eedeeyay guuldarradii Jamhuuriyiinta ee doorashada dhexe

JD Vance oo dagaalka Iran ku eedeeyay guuldarradii Jamhuuriyiinta ee doorashada dhexe

46 minutes ago
Itoobiya iyo Suudaan oo xiray qunsuliyadihii ay isku lahaayeen

Itoobiya iyo Suudaan oo xiray qunsuliyadihii ay isku lahaayeen

3 hours ago
Dhuusamareeb oo isu diyaarinaysa caleema-saarka hoggaanka Galmudug

Dhuusamareeb oo isu diyaarinaysa caleema-saarka hoggaanka Galmudug

4 hours ago
Xamsa oo manta guddoomiyay kulan ku saabsan….

Xamsa oo manta guddoomiyay kulan ku saabsan….

22 hours ago
Safiirka Cumaan oo warqadihiisa u gudbiyay Xasan Sheekh

Safiirka Cumaan oo warqadihiisa u gudbiyay Xasan Sheekh

23 hours ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.