Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

DAAWO: Guudlaawe oo ka hadlay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug

Guudlaawe ayaa khudbad ka jeediyay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug ee ka dhacday Dhuusamareeb.

Wararka24 News Desk by Wararka24 News Desk
November 5, 2026, 3:23 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
DAAWO: Guudlaawe oo ka hadlay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Hoggaamiyaha dowlad goboleedka HirShabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), ayaa khudbad ka jeediyay xafladda caleemo saarka hoggaanka cusub ee Galmudug oo maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.

Khudbadda ayaa si toos ah u baahisay Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV).

Guudlaawe ayaa ka mid ahaa madaxda dowlad goboleedyada ee ka qeyb galay xafladda, kuwaas oo ay ku jiraan hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Aadan Madoobe.

Xafladda waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, oo maanta gaaray Dhuusamareeb.

Liibaan Axmed Xasan iyo ku-xigeenkiisa Cabdiweli Ibraahim Aadan (Garyare) ayaa 22-kii Oktoobar loo doortay hoggaanka Galmudug.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Waa kuma ninka ka adkaaday Netanyahu ee loo xilsaaray dhismaha xukuumadda Israa’iil?

Waa kuma ninka ka adkaaday Netanyahu ee loo xilsaaray dhismaha xukuumadda Israa’iil?

16 hours ago
Ciidamada Mareykanka oo iskaga baxay saldhiga Baledoogle kadib in ka badan 14 sano

Ciidamada Mareykanka oo iskaga baxay saldhiga Baledoogle kadib in ka badan 14 sano

16 hours ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Jowhar, kana qeyb galay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Jowhar, kana qeyb galay

16 hours ago
Midowga Afrika iyo EU oo  ka digaay arrin la xiriirta dagalka Al-shabab

Midowga Afrika iyo EU oo ka digaay arrin la xiriirta dagalka Al-shabab

16 hours ago
Ku xigeenka Taliyaha Booliska oo ka digay khatarta bixitaanka ciidamada Uganda

Ku xigeenka Taliyaha Booliska oo ka digay khatarta bixitaanka ciidamada Uganda

2 days ago
QM oo shegtay in Boosaaso loo adeegsaday arrimo dagaal

QM oo shegtay in Boosaaso loo adeegsaday arrimo dagaal

2 days ago
Ciidamo cusub oo ku biiraya Xoogga Dalka oo lagu soo bandhigay Galmudug

Ciidamo cusub oo ku biiraya Xoogga Dalka oo lagu soo bandhigay Galmudug

2 days ago
Sanbaloolshe oo dhulka uga soo gudbay Feerfeer kuna tegay magaalada Beledweyne

Sanbaloolshe oo dhulka uga soo gudbay Feerfeer kuna tegay magaalada Beledweyne

3 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.