Iiraan oo u muuqata inay xoojisay mowqifkeeda kaddib isbeddelka go’aanka Trump
Wararka24: Xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa weli taagan, iyadoo Iiraan ay u muuqato inay xoojisay mowqifkeeda kaddib markii ...
Wararka24: Xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa weli taagan, iyadoo Iiraan ay u muuqato inay xoojisay mowqifkeeda kaddib markii ...
Wararka24: Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa inay kordhiso ciidamada ammaanka ee ka howlgala deegaannada ku teedsan xadka ay la wadaagto Soomaaliya, ...
Wararka24: Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacisay jadwalka iyo shuruudaha ...
Wararka24: Xisbiga Towfiiq ayaa si rasmi ah u diiday natiijada doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo golaha wakiillada ee Dowlad-goboleedka Galmudug ee ...
Wararka24: Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar sheegayay inay beesha caalamka ka codsadeen in Soomaaliya dib loogu celiyo marxalad ku-meel-gaar ...
Wararka24: Ugu yaraan siddeed askari oo ka tirsanaa ciidamada Puntland ayaa ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay gobolka Bari, ...
Wararka24: Alle ha u naxariistee, hobolkii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal ayaa maanta ku geeriyooday dalka Maraykanka, halkaas ...
Wararka24: Doorashadii ugu horreysay ee qof iyo cod ee heer deegaan ee Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah uga ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in mashruuca daabacaadda iyo hirgelinta lacagta cusub ee Shilin Soomaaliga uu marayo marxalad gabagabo ...
Wararka24: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Dowlad-goboleedka Galmudug inuu dowladda Federaalka Soomaaliya kala shaqeynayo joogitaanka maleeshiyaad iyo saanad ciidan oo, ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Barnaamijka Goboleedka La-dagaallanka Tahriibinta (RCSP), oo ah qorshe soconaya muddo ...
Wararka24: Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ibraahim Kalaay, oo ay ku tilmaantay guddoomiyihii hore ee deegaanka ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan kula yeeshay ...
Wararka24: Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wadahadal la yeesho ururka Xisbullaah haddii Madaxweynaha Lubnaan, ...
Wararka24: Wafdi culimo Soomaaliyeed ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Bashiir Axmed Salaad, ayaa ugu baaqay Somaliland ...
Wararka24: Ugu yaraan laba qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen kaddib rasaas ka dhacday ...
Alle ha u naxariistee, Abwaan Aadan Tarabi Jaamac, oo ka mid ahaa hal-abuurkii ugu magaca dheeraa suugaanta Soomaaliyeed, ayaa ku ...
Wararka24: Qaar ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa sheegay in Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ...
Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada goleyaasha deegaanka iyo ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.