• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Diblomaasi Soomaaliyeed Oo Ku xiran xabsiga ku yaal Cloverhill ee Ireland + SABABTA?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
diblomaasi Soomaaliyeed

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

7 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

14 hours ago
Load More
Share

diblomaasi Soomaaliyeed

Sida uu baahiyay wargeyska The Times, diblomaasi Soomaaliyeed oo hore uga howlgalayay Sacuudi Carabiya ayaa lagu eedeeyay inuu gacan ka geystay tahriibinta haween farabadan lagu geliyay Ireland, taas oo walaac hor leh ka dhalisay kororka shabakadaha caalamiga ah ee dadka tahriibiya.

Diblomaasigan Ayaa lagu magacaaba Cabdiladiif Xuseen Maxamed, oo 40 jir ah, ayaa horey u ahaa la-taliyaha waxbarashada ee safaaradda Soomaaliya ee Riyadh. Warbixinnadu waxay sheegayaan inuu fududeeyay in haween badan si dhuumaaleysi ah loogu geliyo Ireland intii u dhaxaysay September ilaa November 2024.

Diblomaasigan Soomaaliyeed Cabdiladiif ayaa la xiray bishii November markuu ka soo degay garoonka diyaaradaha Dublin, isagoo ka yimid Abu Dhabi, waxaana haatan lagu hayaa xabsiga Cloverhill ee Ireland.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay inuu mar ka tirsanaa safaaradda, inkastoo ilo-wareedyo sheegayaan in xilka laga qaaday sanadkii 2023, balse cadaadis ka yimid beesha uu ka soo jeedo dartii dib loogu soo celiyay shaqadiisa.

Kiiskan ayaa sare u qaaday baaqyada loogu yeerayo xoojinta isla xisaabtanka diblomaasiyiinta iyo dadaallada lagula dagaallamayo tahriibinta dadka, iyada oo la doonayo in iskaashi caalami ah lagu xakameeyo dambiyada noocan oo kale ah.

Maxay kaga dhigantahay dowlada soomalia in Diblomaasi katirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya uu kuxiranyahay dalka ireland, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Fiqi Ayaan wali wax faahfaahin ah kabixin arintaan…


Share
Tags: Diblomaasigan SoomaaliyeedIreland somaliwararka mantawararka somalia
Previous Post

Ciribtirka Daacish Intu maraya: Kadib Toddobaadkii labaad Marki uu Md DENI Ku Dhawaqay Wejiga saddexaad ee hawlgalka

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadaadis Weyn Kuhaayo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka?

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadaadis Weyn Kuhaayo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka?

internet-ka

Internet-ka ee Soomaaliya oo ay Cilad kutimid + Sababta iyo mesha ay wax marayaan?

maxaabiista Soomaaliyeed ee xabsiyada Sacuudiga

DF oo rajo xumo kamujisay Maxaabiista ku xiran xabsiyada sacuudiga, qaarkood ay wajahayaan xukun dil ah?

Recommended

Mahad Salaad oo damaanad amni u fidiyay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni si…..

Mahad Salaad oo damaanad amni u fidiyay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni si…..

1 month ago
Al-Shabaab

Faahfaahin: Shabaab oo ku dhamaaday qarax ay sameynayeen, Deegaanka Laba Garas

1 year ago
Ciidamada Jubbaland oo qabtay xubin ka tirsan Al-Shabaab Afmadow iyo sawiro

Ciidamada Jubbaland oo qabtay xubin ka tirsan Al-Shabaab Afmadow iyo sawiro

4 days ago
FBI oo ka digtay weerar drones ah oo Iran ka fulin karto California

FBI oo ka digtay weerar drones ah oo Iran ka fulin karto California

2 weeks ago
Xildhibaanno saddex maamul goboleed oo kulamo ku leh Nairobi

Xildhibaanno saddex maamul goboleed oo kulamo ku leh Nairobi

2 days ago
Dr. adan Musharraxii Garabka Firdhiye oo ku guulaystay GuddoomIyaha baarlamaanka GWB

Dr. adan Musharraxii Garabka Firdhiye oo ku guulaystay GuddoomIyaha baarlamaanka GWB

7 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadaadis Weyn Kuhaayo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka?

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.