
War Degdeg ah oo laga helaayo Afgooye ayaa la sheegaya in khawaarajinta ay hada Magalada kaso Weerareen Afar Jiho,
Afar jiho ayaa lagu kala sheegay, Jihada Cumar Beere, iyo Jambaluul iyo Xerada guutada Todabaad Haanta iyo Wadada aada Cali Mehdi oo ay deegaan utahay guutada 7aad, ayey hada kusugunyahiin
Shabaabka ayaa lagu qiyaasay 150 to 200 iney yahiiin, warkan ayaa hada taagan faahfahin dheeraad ah aan wali laga hayn,
Ciidamada dowlada iyo kuwa nabad sigida ayaa lasheegay in ay difaac xirteen, dadka deegaanka ayaa sheegay in xaalada ay aad U kacsantahay manta….