• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, June 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

DAAWO, Maraykanka oo Soo Bandhigay Muuqaalka Duqeyn Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Daacish Soomaaliya

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Maraykanka

Wararka Ugu Aqrintabadan

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

9 hours ago
Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

10 hours ago
Load More
Share

Maraykanka

Dowladda Maraykanka ayaa markii ugu horreysay shaacisay muuqaal muujinaya duqeyn xooggan oo lala beegsaday xubno ka tirsan ururka Daacish ee ku dhuumaaleysanaya buuraha gobolka Bari ee Puntland.

Muuqaalkan ayaa lagu arkayay diyaarado dagaal oo si toos ah u garaacaya goob ay ku sugnaayeen xubno lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Daacish. Weerarka ayaa ka dhacay buuraleyda Cal Miskaad, waxaana la rumeysan yahay in la dilay xubno muhiim ah oo katirsan kooxdaasi.

Maraykanka oo Soo Bandhigay Muuqaalka Duqeyn Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Daacish Soomaaliya xigasho White house X Post

Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in weerarkan uu qeyb ka yahay howlgallo qorsheysan oo la fulinayo si looga hortago fiditaanka kooxaha xagjirka ah ee khatar ku ah gobolka.

Waxa kale oo ay sheegeen in weerarka uu si gaar ah u beegsaday shaqsiyaad muhiim ah oo horkacayay dhaqdhaqaaqyada kooxda Daacish gudaha Soomaaliya.

Ciidamada Puntland ayaa horay u shaaciyey inay sii wadi doonaan la dagaallanka kooxaha khatarta ku haya amniga, iyadoo si gaar ah loo bartilmaameedsanayo meelaha ay kooxda Daacish ka abaabulaan weerarada.

Warbixinnada gudaha Puntland laga helayo ayaa tilmaamaya in duqeyntan ay qeyb ka tahay dadaal wadajir ah oo lagu xoojinayo amniga gobolka, lagana hortagayo weerarro dhici lahaa. Dowladda Puntland ayaa sidoo kale sheegay in xiriir joogto ah kala dhaxeeyo saaxiibada caalamka si looga mira dhaliyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

Allaabadan cusub ee Maraykanku ku soo bandhigay muuqaalka weerarka waxay sare u qaadday kalsoonida shacabka ee ku aaddan in beesha caalamku si dhab ah uga go’antahay inay ka qeyb qaadato xasilinta Soomaaliya.

https://twitter.com/WhiteHouse/status/1924943241331286418

Share
Tags: AFRICOMwararka caalamkawararka manta
Previous Post

Xildhibaan Gavin Williamson oo Caalamka ugu Baaqay Aqoonsiga Somaliland

Next Post

Madaxweyne Cirro oo Safar Rasmi ah Ku Tegay Dalka Jabuuti

Related Posts

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Iran ayaa sheegtay inay weerarro ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku leeyihiin gobolka, kadib duqaymo uu...

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay hadallo uu dhawaan jeediyay agaasimihii hore...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay dilal lagu bartilmaameedsaday dad...

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi heer wasiir ah u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magacaabay Maxamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay fuliyeen duqeymo...

Load More
Next Post
Cirro

Madaxweyne Cirro oo Safar Rasmi ah Ku Tegay Dalka Jabuuti

Maamulka Puntland

Puntland oo Dib Ugu Biirtay Wadahadallada Dowladda Federaalka

Xasan Cali Khayre

Xasan Cali Khayre oo Si Adag u Weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh

Recommended

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

1 month ago
Kenya

Waalidiin Soomaaliyeed oo Carruurtooda u Dira Xerooyin dhaqan-celin Tacaddiyo ka Dhacaan oo Ku Yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

5 months ago
Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

2 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

4 weeks ago
NISA

NISA oo fulisay howlgal lagu laayey Horgoogayaal katirsan shabaab..

1 year ago
degmada Eyl

Puntland oo Xalisay Xiisad Ka Jirtay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

1 year ago
Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.