• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, June 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Dowladda Mareykanka oo Ka Doodaysa Go’aanno Muhiim ah oo Ku Saabsan Soomaaliya

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Dowladda Mareykanka

Wararka Ugu Aqrintabadan

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

9 hours ago
Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

10 hours ago
Load More
Share

Dowladda Mareykanka

Washington, D.C. (Wararka24) – Dowladda Mareykanka ayaa si qoto dheer uga dooday go’aanno muhiim ah oo la xiriira Soomaaliya, iyadoo Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Sare uu yeeshay kulan gaar ah oo lagu lafa-guray xaaladda amniga iyo siyaasadda Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya.

Kulankan ayaa dhacay xilli ay jirto walaac sii kordhaya oo ku saabsan kaalinta Mareykanku ku lee yahay howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, oo loo yaqaan AUSSOM, kaasoo lagu beddelayo ATMIS.

Wararka la helay waxay muujinayaan in Mareykanku aanu wali si buuxda u taageerin nidaamka maalgelinta cusub ee la doonayo in Qaramada Midoobay ay si toos ah u daboosho.

Doodda kale ee la xiriirta Soomaaliya waxay ahayd maqnaanshaha maamulada Puntland iyo Jubaland ee shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka.

Mareykanka ayaa caddeeyay in go’aannada ka soo baxa shir aan laga qaybgelin maamulada muhiimka ah aysan noqon karin kuwo dhammeystiran, taasoo keeni karta muran sharciyeed iyo mid siyaasadeed.

Dhanka kale, dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay Mareykanka ay u bandhigtay heshiisyo xasaasi ah oo la xiriira bixinta oggolaansho gaar ah oo ku saabsan isticmaalka saldhigyada milatari iyo dekedaha muhiimka ah ee dalka sida Balidoogle, Berbera iyo Boosaaso.

Tallaabadan ayaa dhalisay muran siyaasadeed oo u dhexeeya dowladda Federaalka iyo maamulka Somaliland, oo sheegtay in Berbera aysan hoos imaan dowladda Muqdisho.

Go’aannada uu Mareeykanku qaato ayaa la filayaa inay si weyn u saameeyaan arrimaha amniga, dagaalka ka dhanka ah argagixisada, iyo taageerada hay’adaha dowliga ah ee Soomaaliya. Inkasta oo Mareykanku horey u ballan qaaday inuu sii wadi doono taageerada Soomaaliya, haddana kulamadan cusub ayaa noqon kara kuwa lagu go’aamiyo jihada cusub ee xiriirka labada dhinac.

Share
Tags: caasimadda MuqdishoD.C. (Wararka24)Dowladda MareykankaSoomaaliyawararka caalamkaWashington
Previous Post

Gaalkacyo oo Markale Wajahaysa Xiisad Dagaal oo u Dhaxeysa Ciidamada Puntland iyo Kuwo general asad

Next Post

Ciidamo Macawiisley ah oo Si Khaldan Loogu Duqeeyay Shabeellaha Dhexe

Related Posts

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Iran ayaa sheegtay inay weerarro ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku leeyihiin gobolka, kadib duqaymo uu...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay dilal lagu bartilmaameedsaday dad...

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi heer wasiir ah u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magacaabay Maxamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay fuliyeen duqeymo...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay ku biirtay 15 heshiis, baratakool iyo lifaaqyo sharciyeed oo caalami...

Load More
Next Post
Macawiisleyda

Ciidamo Macawiisley ah oo Si Khaldan Loogu Duqeeyay Shabeellaha Dhexe

Madaxweyne Deni

Madaxweyne Deni oo Shaqada Ka Joojiyay Guddoomiyihii Maxkamadda Ciidamada Puntland

Joe Biden

Madaxweynihii Hore ee Mareykanka Joe Biden oo Laga Helay Cudur Halis ah

Recommended

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

1 month ago
Kenya

Waalidiin Soomaaliyeed oo Carruurtooda u Dira Xerooyin dhaqan-celin Tacaddiyo ka Dhacaan oo Ku Yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

5 months ago
Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

2 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

4 weeks ago
NISA

NISA oo fulisay howlgal lagu laayey Horgoogayaal katirsan shabaab..

1 year ago
degmada Eyl

Puntland oo Xalisay Xiisad Ka Jirtay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

1 year ago
Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.