• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweyne Cirro oo Safar Rasmi ah Ku Tegay Dalka Jabuuti

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Cirro
Share

Cirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta u ambabaxay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, isagoo ka jawaabaya martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaasi.

Wefdiga Madaxweynaha ayaa ka kooban xubno sare oo ka tirsan golaha wasiirrada iyo la-taliyeyaal dhow, kuwaas oo la filayo inay ka qeyb galaan kulammo dhowr ah oo lagu xoojinayo xiriirka labada dhinac.

Ujeedka safarka Madaxweynaha Somaliland ayaa salka ku haya dib u dhiska xidhiidhka diblomaasiyadeed, kor u qaadidda iskaashiga ganacsi iyo sidii looga shaqeyn lahaa arrimaha nabadda iyo amniga gobolka.

Safarkan ayaa kusoo beegmaya xilli uu jiro cadaadis diblomaasiyadeed oo ka dhashay heshiiskii is-faham ee Somaliland la saxiixatay dowladda Itoobiya, taasoo ay Jabuuti horey uga soo horjeesatay. Si kastaba, waxaa la rumeysan yahay in safarka Cirro uu qayb ka yahay dadaallada dib loogu hagaajinayo xiriirka labada dhinac.

Madaxweyne Cirro ayaa sidoo kale kulamo gaar ah la yeelan doona madaxda Jabuuti, waxaana lagu wadaa in la isku afgartay arrimo muhiim ah oo la xiriira horumarinta ganacsiga, xoojinta amniga iyo iskaashi dhaqaale oo dhexmara labada dal.

Tan iyo intii xilka loo doortay, Cirro wuxuu safarro dibadeed ku tagay dalal ay ka mid yihiin Imaaraadka Carabta, iyadoo socdaalkiisa Jabuuti uu noqonayo kisii saddexaad oo dibadeed ee uu aado tan iyo markii uu xilka la wareegay


Share

Recommended

Ururka Islaamka oo si adag uga hor imaday qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus

Ururka Islaamka oo si adag uga hor imaday qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus

4 months ago
Trump oo sheegay in Xuutiyiintu ka codsadeen Mareykanka inuusan dagaalka faragelin.

Trump oo sheegay in Xuutiyiintu ka codsadeen Mareykanka inuusan dagaalka faragelin.

2 weeks ago
Shabakadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo la jabsaday

Shabakadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo la jabsaday

3 months ago
Fiqi oo sheegay in u fashilmay shirqoolkii Galmudug kadib tanaasulkii Qoor-Qoor

Fiqi oo sheegay in u fashilmay shirqoolkii Galmudug kadib tanaasulkii Qoor-Qoor

3 months ago
Ciidanka Xoogga oo sheegay inay dileen laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga oo sheegay inay dileen laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

4 months ago
Madaxweynaha Ukraine

Madaxweynaha Ukraine oo Maanta La Kulmay Erdogan, Kadib safar degdeg ah uu ku Tagay Magaalada Ankara.

2 years ago
Cirro oo sheegay in Israa’iil iyo Denmark ay ka jawaabeen codsiga aqoonsiga Somaliland

Cirro oo sheegay in Israa’iil iyo Denmark ay ka jawaabeen codsiga aqoonsiga Somaliland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.