• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Thursday, March 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Trump Oo Hanjabaad U Diray Shirkadda SpaceX Ee u leyahay Elon Musk + sababta

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
10 months ago
Reading Time: 2 mins read
trump

Wararka Ugu Aqrintabadan

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

36 minutes ago
Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

49 minutes ago
Load More
Share

trump

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hanjabaad u diray in uu joojin doono heshiisyada dawladda ee shirkadda hawada sare ee SpaceX ee uu leeyahay Elon Musk kadib khilaaf ay isku hayan labada nin.

Khubarada hawada sare ayaa u sheegay warbaahinta Newsweek in joojinta heshiisyada SpaceX ay keeni karto in Mareykanka uu ku tiirsanaado Ruushka oo uu uga baahan yahay inuu u diro dadka aadaya hawada sare.

Clayton Swope oo ah madaxa ku xigeenka xarunta cilmiga hawada sare ee CSIS ayaa yiri “SpaceX waa muhiim u ah amniga qaranka Mareykanka iyo NASA, haddii heshiisyada la joojinayo NASA waxay mar kale u baahan tahay Ruushka si ay u tagto saldhigga hawada sare.”

Shirkadda SpaceX ayaa ka hesho NASA heshiisyo qiimahoodii gaadhay 13 bilyan oo doolar tan iyo 2015, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn ee u shaqeeya dawladda.

Khilaafka Trump iyo Musk ayaa ka bilaabmay markii Musk uu dhaleeceeyay xeer dejinta kharashka dowlada ee uu Trump taageeray.

Kadibna Trump ayaa ku hanjabaadaad bartiisa Truth Social in uu joojin doono “dhammaan heshiisyada dawladda ee Elon.”

Khubarada ayaa sheegay in joojinta heshiisyada SpaceX ay khatar u tahay barnaamijka hawada sare ee Mareykanka. SpaceX ayaa maanta u qabta kor u kac loo geeyay saldhigga hawada sare ee ISS dadka astronaut-yada ah.

NASA ma laha hab kale oo ay ku gaadho saldhigga hawada sare haddii aan la isticmaalin SpaceX. Taasi waxay keeni kartaa in astronaut-yada Mareykanka ay ku xidhan yihiin Ruushka si ay ugu soo noqdaan dhulka.

Ruushka ayaa dhisaya saldhig cusub oo hawada sare ah oo beddelaya kan hadda jira ee ISS kaasoo la filayo in uu dhamaado 2030-ka.

Xaaladda siyaasadeed ee Mareykanka iyo Ruushka ayaa adag, gaar ahaan dagaalka Ukraine oo aan weli dhamaanin taasoo adkaynaysa wada shaqeynta labada dal.


Share
Tags: Donald TrumpElon MuskMadaxweynaha Mareykankawararka caalamkawararka manta
Previous Post

Mucaaradka Soomaaliya oo Diidday Habka Xulista Guddiga Xuquuqda Aadanaha

Next Post

Soomaaliya Oo Eedaymo Culus U Jeedisay Sacuudi Carabiya! Maxa dhacay?

Related Posts

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

by Amin Cali Abdi
29 minutes ago

Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si kulul uga hadlay xabsi guriga la...

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

by Amin Cali Abdi
36 minutes ago

Wararka24: Doon la sheegay inay leedahay Iiraan ayaa lagu weeraray meel qiyaastii 400 mayl badeed u jirta xeebaha...

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

by Amin Cali Abdi
49 minutes ago

Wararka24: Falanqeeye dhanka amniga ah oo u dhashay Iiraan ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay tallaabooyin milateri...

Madaxii hore ee MI6 oo sheegay in Iiraan gacanta sare ku leedahay dagaalka

Madaxii hore ee MI6 oo sheegay in Iiraan gacanta sare ku leedahay dagaalka

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka dibadda ee UK Sir Alex Younger ayaa sheegay in Iiraan ay haatan...

DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdiraxmaan Shub ayaa la geliyay xabsi guri, kadib markii ciidamada...

Iiraan oo sheegtay inay soo ridday diyaarad drone ah oo dul mareysay Tehran

Iiraan oo sheegtay inay soo ridday diyaarad drone ah oo dul mareysay Tehran

by Amin Cali Abdi
24 hours ago

Wararka24: Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah oo dul...

Load More
Next Post
Soomaaliya

Soomaaliya Oo Eedaymo Culus U Jeedisay Sacuudi Carabiya! Maxa dhacay?

Xaafada Taleex Ee Magaalada Muqdisho

Xaafada Taleex Ee Magaalada Muqdisho Oo Laga Helay Nin Meyd Ah oo ladilay

Elon Musk

Trump Oo Ka Jawaabay Eedeymaha Elon Musk Ku Saabsan xirirka Jeffrey Epstein

Recommended

Soomaaliyeed

Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadka 1446 oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Sucuudiga

11 months ago
shabaab

War degdeg, Shabaab Oo lawareegay deegaanka Masaajid Cali Gaduud + fahfaahin

1 year ago
Somaliland

DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Davos Kula Kulmay Madaxweynaha Israa’iil

2 months ago
Israa’iil aya Duqeymo Culus ka Fuliyey Koonfurta Beyruut kadib Weerarradi Xisbullah

Israa’iil aya Duqeymo Culus ka Fuliyey Koonfurta Beyruut kadib Weerarradi Xisbullah

3 weeks ago
Sarkaal Sare oo Al-Shabaab ah kuna eedeysnaa Weerarro ka dhaca Muqdisho oo la dilay

Sarkaal Sare oo Al-Shabaab ah kuna eedeysnaa Weerarro ka dhaca Muqdisho oo la dilay

3 weeks ago
Mareykanka

Trump oo soo saaray digniin culus oo uu u diray Iiraan

4 weeks ago
Hirshabelle

Madaxweynihii Hore ee Hirshabelle oo Dalbaday in Hiiraan Noqoto Maamul Gaar ah

9 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.