• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Davos Kula Kulmay Madaxweynaha Israa’iil

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
8 months ago
Reading Time: 3 mins read
Somaliland
Share

Wararka24: 22-01-2026: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ku sugan magaalada Davos ee dalka Switzerland halkaas oo uu ka socdo Shirka Dhaqaalaha Adduunka, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog.

Madaxweyne Isaac Herzog ayaa qoraal uu ku daabacay baraha bulshada ku sheegay inuu soo dhaweynayo xiriirka cusub ee u dhexeeya Somaliland iyo Israa’iil, isaga oo muujiyay rajada ah in iskaashiga labada dhinac uu faa’iido u noqdo labada dal.

“Waxaan ku faraxsanahay inaan Davos kula kulmo Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi. Waxaan soo dhaweynayaa aasaasidda xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dhinac, waxaana rajeynayaa in aan sii xoojinno iskaashiga si ay uga faa’iideystaan labada dal,” ayuu yiri Madaxweyne Herzog.

Madaxweynaha Somaliland ayaa Davos u tagay safar aan hore loo shaacin, kadib markii uu maalin ka hor baraha bulshada ku baahiyay sawir uu saaran yahay mid ka mid ah diyaaradaha madaxda u qaada goobta shirka, isaga oo xilligaas aan faahfaahin ka bixin halka uu ku wajahnaa.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in Madaxweyne Cirro uu Davos u joogay kulammo uu la yeeshay wufuud caalami ah oo ka qeybgalaysa shirka, isaga oo ilaa hadda si rasmi ah ula kulmay Madaxweynaha Israa’iil, oo ah dalka keliya ee si cad u aqoonsaday Somaliland.

Ilo xog-ogaal ah ayaa sidoo kale tilmaamaya in kadib dhammaadka safarka Davos la filayo in Madaxweynaha Somaliland uu booqasho ku tago Israa’iil, halkaas oo la filayo in laga wada hadlo xoojinta iskaashiga labada dhinac, inkastoo aan si rasmi ah loo shaacin faahfaahinta arrintaas. video daawo


Share

Recommended

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

7 months ago
Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

3 months ago
Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

6 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay Jiran dad Soomaaliyeed oo kaxun horumarka dalka, kana macaasha dhibaatooyinka?

2 years ago
Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

4 months ago
Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

3 weeks ago
Puntland iyo dacish

Puntland oo Sheegtay in ay Qabtay Dagaal-yahan Turkish ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.