• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweynihii Hore ee Hirshabelle oo Dalbaday in Hiiraan Noqoto Maamul Gaar ah

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Hirshabelle
Share

MUQDISHO — Cali Cabdullaahi Cosoble oo ahaa madaxweynihii ugu horeeyay Hirshabelle ayaa ku baaqay in gobolka Hiiraan uu noqdo maamul goboleed u gaar ah.

Cosoble ayaa ka hadlay xiritaanka gogoshii wadatashiga qaran ee Muqdisho. Wuxuu sheegay in Hiiraan ay buuxisay shuruudaha maamul goboleed.

“Dastuurku Qur’aan maaha. Waxaan jeclaan lahaa in aan arko Hiiraan oo ah maamul goboleed gooni ah,” ayuu yiri Cosoble.

Madaxweynihii hore ayaa sheegay in Shabeellaha Dhexe ay sidoo kale xaq u leedahay inay noqoto maamul gaar ah. Wuxuu xusay in hal gobol oo buuxiya shuruudaha uu ku filnaan karo maamul goboleed.

Cosoble wuxuu ku eedeeyay dastuurka kumeel gaarka ah inuu u adeegayo dano gaar ah. “Waxaan horey u soo noqday madaxweyne goboleed, waana ogahay xaqiiqooyin badan,” ayuu intaa ku daray.

Wuxuu sheegay in haddii Hiiraan loo aqoonsado maamul madax bannaan ay keeni karto horumar cusub.

Tartan dhanka horumarka ah ayuu ku saadaaliyay inuu ka dhex bixi karo maamullo is jecel.

Baaqan ayaa ku soo beegmaya xilli muddo siddeed sano ah dadka Hiiraan ay ka muujinayeen dareen ka dhan ah nidaamka Hirshabelle. Dad badan ayaa taageersan in Hiiraan ay noqoto maamul madax bannaan.


Share

Recommended

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

7 months ago
Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

3 months ago
Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

6 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay Jiran dad Soomaaliyeed oo kaxun horumarka dalka, kana macaasha dhibaatooyinka?

2 years ago
Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

4 months ago
Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

3 weeks ago
Puntland iyo dacish

Puntland oo Sheegtay in ay Qabtay Dagaal-yahan Turkish ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.