Xamse Cabdi Barre oo ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Wararka24: 4-02-2026:Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga uga qeyb galay munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha ...


























