Wararka24: 2-02-2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xarig jarka Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Ethiopa, isagoo boggaadiyay horumarka, Nabadda iyo is-bedelka ka jira deegaanka.