• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 13, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Munaasabad Xil-Wareejin oo maanta ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Munaasabad Xil-Wareejin oo maanta ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
Share

Wararka24: 4-02-2026: Munaasabad xil-wareejin ah ayaa maanta ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, kaddib markii xilka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed laga qaaday Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, sida ay horey u ansixiyeen Golaha Wasiirrada Soomaaliya toddobaadkii la soo dhaafay.

Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa xilka si rasmi ah ugu wareejiyay Gaashaanle Sare Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ah sarkaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo dhawaan loo magacaabay xilka taliska guud. Munaasabadda xil-wareejinta waxaa ka qayb-galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saraakiil sare oo ciidan.

Taliyaha cusub ayaa horey u soo maamulay qeybta taakulada ee Ciidanka Xoogga Dalka, waxaana uu tababarro sare kusoo qaatay dalka Turkiga, sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda. Isbeddelkan ayaa yimid kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Gaashaandhigga, taas oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada.

Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa xilka Taliyaha CXDS horey u soo qabtay labo jeer, kuwaas oo kala ahaa sanadkii 2019 iyo 10-kii November 2024. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa sheegay in Odowaa lagu xusuusan doono doorkii uu ka qaatay hawlgallada lagu xoojinayay amniga iyo dadaalladii lagu tayeynayay dhismaha iyo qalabeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.