Xasan Sheekh oo u baxaya safar degdeg ah ee dalka Itoobiya.
Wararka24: 12-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda u baxo safar ...
Wararka24: 12-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda u baxo safar ...
Wararka24: 12-02-2026 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag u dhaliilay hannaanka ay Xukuumadda Federaalka ku ...
Wararka24: 12-02-2026 Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa soo xiray aqoon-isweydaarsi hal maalin ah oo ku ...
Wararka24: 12-02-2026 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaciyey istiraatiijiyad saddex-weji leh oo dowladdiisu ku doonayso inay ku fashiliso tallaabada ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Nairobi ku qabatay Shirka 5-aad ee Madasha Dowladda ...
Dagaal culus ayaa ka qarxay duleedka Degmada Jamaame ee Koonfurta Gobolka Jubbada Hoose, kadib markii Ciidamada Daraawiishta Dowlad-goboleedka Jubbaland ay ...
Wararka24: 10-02-2026 Saacadaha soo socda waxaa magaalada Muqdisho soo gaari doona wufuud hordhac u ah madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, kuwaas ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kaddib safarro shaqo oo rasmi ...
Wararka24: 10-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad u beeniyay in joogitaanka Turkiga ee Soomaaliya uu ...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) ...
Wararka24: 9-02-2026Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in hadallada Madaxweyne Donald Trump ee ku aaddan Soomaaliya aysan ...
Wararka24: 9-02-2026Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru ...
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo u dhexeeya wasaaradaha waxbarashada ee labada dal, kaas ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar soo dhoweynta diirran iyo doorka ...
Wararka24: 9-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in uu mar kale u ...
Boqortooyada Sacuudiga iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashi militari, si loo xoojiyo ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Deegaanka Moorigaabey, ...
Wararka24: 7-02-2026 ;Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa la kulmay sii-hayaha Safiirka Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Justin ...
Wararka24: 7-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan magaalada Doha ee caasimadda dalka Qatar, ayaa ka ...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay qarax ka dhacay masaajid ku yaalla xaafadda Tarlai ee magaalada Islamabad, xilli ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.