Mareykanka oo Ku Wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed hub culus
Wararka24: 5-02-2026:Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Mareykanka ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku wareejisay gaadiid iyo qalab milatari ...


























