• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Banaanbax ka dhacay London oo lagu diidan yahay booqashada Madaxweyne Trump

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
london
Share

London – Kumanaan qof ayaa maanta bannaanbax ka dhigay bartamaha London, iyagoo muujinaya carada ay ka qabaan booqashada Madaxweyne Donald Trump oo u yimid magaalada safar rasmi ah.

 

Dadweynaha banaanbaxaya ayaa isagoo wata boorar iyo calaamado ka turjumaya diidmada ay u hayaan siyaasadaha Trump, gaar ahaan kuwa khuseeya siyaasadda caalamiga ah iyo xiriirka uu la leeyahay dalka Israa’iil.

 

Dibad-baxayaasha ayaa socod ku maray xaafado ka tirsan magaalada, qaarkood waxay lulayeen calanka falastiiniyiinta, halka qaar kalena ay siteen boodhadh ay ku dalbanayaan in hub loo dhoofiyo Israa’iil, lana soo afjaro xasuuqa ka socda Qaza

 

Mudaaharaadayaasha ayaa markii dambe isugu soo baxay Dhismaha Capitol, halkaas oo kumannaan qof ay isugu soo baxeen. Mudaaharaadkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay isbahaysiga garabka bidix oo si weyn u dhaleeceeyay aqoonsiga Trump ee xasuuqa joogtada ah ee Israel ka wado Gaza

 

Trump ayaa dambiyada Israa’iil ee Marinka Gaza ku tilmaamay dharbaaxadii ugu weyneyd ee soo gaartay Israa’iil iyo Mareykanka labadaba.

 

Donald Trump, Madaxweynaha Mareykanka, ayaa gaaray UK, maalin ka dib markii Israel ay ku dhawaaqday inay la wareegayso ilaalinta dhulka ee Waqooyiga Marinka Gaza.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.