• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Shirka Dhismaha Maamulka Khatumo Oo Maalintii 2aad Ka Socda Laascaanood

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Khatumo
Share

LAASCAANOOD – Shirka dhismaha maamul goboleedka Khatumo ayaa maanta galay maalintiisii labaad. Shirka ayaa ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Guddiga qaban qaabada shirka ayaa shaaciyay in maanta odayaasha dhaqanku ay soo xuli doonaan ergooyinka ku matalaya arrimaha xasaasiga ah ee maamulka. Ergooyinkaas ayaa maalinimada berri ah dood ka yeelan doona arrimaha maamul dhiska.

Shirka ayaa looga doodayaa nidaamka guud ee gobalka, dib uhabeynta macaga maamulka Khatumo, calanka, dastuurka iyo awood qaybsiga beelaha. Odayaasha dhaqanka ee beelaha kala duwan ayaa ergooyin soo gudbinaya.

Guud ahaanba shirka waxaa qaadacay Garaad Jaamac Garaad Cali iyo siyaasiyiinta mucaaradka. Shirka ayaa lagu marti qaaday wafti ka socda Sanaag iyo Haylaan.

Isimada beelaha Sanaag iyo Haylaan ayaa sheegay inaysan qayb ka ahayn maamulka Khatumo. Waxay ku tilmaameen tallaabadaas inay tahay xad gudub lagu sameeyey qaar kamid ah xubnaha beelaha.

Shirka ayaa weli socda iyadoo la filayo in maalinimada berri ah la gaaro go’aamo muhiim ah oo ku saabsan dhismaha maamulka. Guddiga qaban qaabada waxay diyaar u yahiin in ay sii wadaan howlgallada shirka.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.