DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saraakiil sare u dirtay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo sii xoojineysa dhaqdhaqaaqyada ciidan ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saraakiil sare u dirtay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo sii xoojineysa dhaqdhaqaaqyada ciidan ...
Wararka24: Xubnaha mucaaradka Koonfur Galbeed ayaa degmada Buurhakaba kusoo bandhigay ciidamo aad u hubeysan, xilli ay socdaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ...
Wararka24: Muwaadiniin ku nool Iiraan ayaa muujiyay walaac sii kordhaya kadib hanjabaado kasoo yeeray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ku ...
Wararka24: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Iiraan ayaa sheegay in dowladda Tehran ay lacag gaareysa laba milyan oo doolar ka qaaddo ...
Wararka24: Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo matala Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa kulamo siyaasadeed ku leh magaalada ...
Wararka24: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka, xilli uu jiro khilaaf ...
Wararka24: Xeerbeegti ku sugan maxkamad federaal ah oo ku taalla San Francisco ayaa go’aan ku gaartay in ganacsadaha Elon Musk ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wajahaya xulashooyin adag oo ku saabsan dagaalka ka dhanka ah Iiraan, iyadoo colaadda uu ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu qorsheynayo tallaabooyin adag oo ka dhan ah muhaajiriinta sharci darrada ah, haddii ...
Wararka24: Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cali Fiqi ayaa si kulul uga hadlay ciidamo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u ...
Wararka24: Ururka Olombikada Adduunka ayaa warqad rasmi ah ku caddeeyay in hay’adda keliya ee ay aqoonsan yihiin ay tahay Guddiga ...
Wararka24: Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa oggolaatay inay Mareykanka u furto saldhig ciidan oo dhanka cirka ah oo ku yaalla galbeedka ...
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in muwaadiniinta ka socda 50 dal laga rabo inay bixiyaan lacag damaanad ah oo ...
Wararka24: Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa si kulul uga hadlay hadalladii kasoo yeeray madaxweynaha ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo gaar ah oo ka tirsan kuwa Haramcad u dirtay deegaano ka tirsan Koonfur Galbeed, ...
Wararka24: Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay xaq u leedahay inay qaaddo tallaabo militari oo ka dhan ah Iiraan, kadib ...
Wararka24: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe ayaa baaqday safar uu qorsheynayay inuu ku tegi lahaa ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Talaadadii si kulul uga hadlay go’aanka waddamada xulafada la ah ee NATO, kuwaas oo ...
Wararka24: Hoggaamiyaha cusub ee Iiraan, Aayatullaahi Mojtaba Khamenei, ayaa diiday soo-jeedino lagu yareynayo xiisadda gobolka, kuwaas oo ay u soo gudbiyeen ...
Wararka24: Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta gudaha u galay deegaanka muhiimka ah ee Xawaadley, oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, iyagoo ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.