Safiirka Turkiga iyo mucaaradka oo kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho
Wararka24: Kulan albaabada u xiran yahay ayaa maanta ka socda hoyga madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaas ...
Wararka24: Kulan albaabada u xiran yahay ayaa maanta ka socda hoyga madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaas ...
Wararka24: Subaxnimadii hore ee Axadda, kolonyo shan gaari oo ka tirsan ciidamada ammaanka Mexico ayaa ku socday deegaanka buuraleyda ah ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa billowday tallaabooyin hub ka dhigis ah oo lagu beegsanayo qaar kamid ah mas’uuliyiintii taabacsanaa maamulkii ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga digay in dalka laga hirgeliyo doorasho hal ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, ...
Wararka24: Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Pakistan ay hub u dirtay maamulka bariga Liibiya ee uu hoggaamiyo Khalifa Haftar, ...
Wararka24: Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ay ka baxeen deegaanka ...
Wararka24: Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa jawaab adag siiyay xubnaha mucaaradka ee ka wada ...
Wararka24: Maamulka Somaliland ayaa si kulul uga jawaabay cambaareyn ka timid Iiraan oo la xiriirta xidhiidhka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya ...
Wararka24: Howlgalka Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad-badeedda Soomaaliya ayaa sheegay inuu baarayo dhacdo cusub oo la tuhunsan yahay in ...
Wararka24: Kooxda Daacish ayaa kordhisay weerarrada ay ku beegsaneyso ciidamada ammaanka ee Puntland, iyadoo habeenadii u dambeeyay weerarro jidgal ah ...
Wararka24: Hay’adda NISA ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay tiro badan oo ka ...
Wararka24: Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah u shaacisay inay si toos ah uga qayb geli doonto howlgalada lagu bartilmaameedsanayo ...
Wararka24: Howlgallo ballaaran ayaa ka socda duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, kadib markii rag hubeysan ay dileen askar ka ...
Wararka24: Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in eedeysanayaasha ka tirsan kooxda Daacish ee lagu qabtay dagaalladii ka dhacay ...
Wararka24: Shirkadda maraakiibta Maersk ayaa ku dhawaaqday inay si ku-meel gaar ah u joojisay aqbalaadda shixnadaha cusub ee ku socda ...
Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka ee somaaliya ayaa ka dalbaday dowladda inay si degdeg ah u sii deyso Sacdiyo Macallin Cali, kadib ...
Wararka24: Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay inay sii kordhinayso taageerada ay siiso Somalia, kadib kulan ka dhacay xarunta Wasaaradda Amniga Gudaha ...
Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka somaaliya ayaa kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye, kadibna ku dhawaaqay qorshe ay ugu magac dareen ...
Wararka24: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee somaaliya ayaa ku amray wasiirrada ka tirsan Baarlamaanka inay kala doortaan ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.