• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

NISA oo sheegtay in kabadan 33 Al-Shabaab ah lagu dilay Shabeellaha Dhexe

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
NISA oo sheegtay in kabadan 33 Al-Shabaab ah lagu dilay Shabeellaha Dhexe
Share

Wararka24: Hay’adda NISA ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay tiro badan oo ka tirsan Al-Shabaab, kadib iskaashi ay sameeyeen ciidamada dowladda iyo saaxiibo caalami ah.

Warsaxaafadeedka NISA(hoos ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhammaystiran)ayaa lagu sheegay in howlgalka koowaad lagu bartilmaameedsaday guri ay ku sugnaayeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad, halkaas oo lagu dilay ugu yaraan 15 xubnood. Goobtaas ayaa la sheegay in loo adeegsanayay abaabulka weerarro amni darro.

Sidoo kale, howlgal labaad oo ka dhacay deegaanka Guulane ayaa lagu khaarijiyay in ka badan 18 xubnood oo kale. Ciidamada ayaa sheegay in bartilmaameedka uu ahaa koox la sheegay inay isku uruurinayeen halkaasi.

NISA waxay intaas ku dartay in howlgaladaasi lagu burburiyay xarumo ay gabaad ka dhiganayeen kooxda, isla markaana la gubay gaari nooca Cabdi-bile ah oo ay u adeegsanayeen dhaq-dhaqaaqyada.

Sida lagu sheegay bayaanka, sirdoonka ayaa hore u helay xog muujinaysa in ilaa 90 xubnood lagu uruuriyay deegaanka, kuwaas oo qorsheynayay falal amniga lid ku ah. Tallaabooyinka la qaaday ayaa lagu sheegay kuwo lagu wiiqay abaabulkaas.

Hay’addu waxay xustay in howlgaladan ay qeyb ka yihiin dadaallada lagu xoojinayo amniga iyo la dagaallanka kooxaha hubeysan ee weli ka howlgala dalka.

Ugu dambeyn, NISA ayaa shacabka ugu baaqday inay la shaqeeyaan hay’adaha amniga, isla markaana la wadaagaan wixii xog ah ee la xiriira dhaqdhaqaaqyada kooxaha hubeysan.

warsaxaafadeedka oo dhammaystiran


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.