• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO: Ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo kaso baxay Awdiinle una gudbay Gedo

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
DAAWO: Ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo kaso baxay Awdiinle una gudbay Gedo
Share

Wararka24: Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ay ka baxeen deegaanka Awdiinle, iyagoo u gudbay dhanka gobolka Gedo.

Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya ciidamo wata gaadiid dagaal oo gaaraya degmada Doolow, taas oo dhalisay hadal-heyn siyaasadeed iyo amni. Dhaqdhaqaaqan ayaa imaanaya xilli ay weli taagan tahay xiisadda ka dhalatay isbeddelladii ka dhacay Koonfur Galbeed.

Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania Ilyaas Cali Xasan ayaa sheegay in hubkii maamulka Koonfur Galbeed lagu arkay Doolow, isagoo arrintaas ku tilmaamay mid laga xumaado. Wuxuu ugu baaqay mas’uuliyiinta iyo shacabka Gedo inay ka shaqeeyaan sidii hubkaas loogu soo celin lahaa gacanta maamulka.

Danjiraha ayaa sidoo kale xusay in hubkaasi lagu iibiyay canshuurta shacabka, taas oo ka dhigaysa in loo baahan yahay in si degdeg ah loo maareeyo xaaladda. Hadalkiisa ayaa kusoo aadaya iyadoo dood adag ay ka taagan tahay dhaq-dhaqaaqa ciidamada.

Baxsashada ciidamadan ayaa timid kadib markii ay hore u sheegeen in aysan oggolaan doonin doorasho lagu qabto Baydhaba, isla markaana ay ka hortagi doonaan qorshe kasta oo lagu soo dhisayo hoggaan cusub.

Si kastaba, xaaladda guud ee Awdiinle iyo Baydhaba ayaa lagu soo waramayaa inay deggan tahay, iyadoo ciidamada dowladda Federaalka ay halkaasi ka wadaan howlgal lagu sugayo amniga.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.