• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Dagaalka Gedo: Maamulka Jubaland oo war cusub soo saartay.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Maamulka Jubaland
Share

Maamulka Jubaland ayaa maanta war culus ka soo saaray dagaallo ka socda gobolka Gedo. Dagaallada ayaa ka dhacay magaalooyinka Doolow iyo Beledxaawo. Jubaland waxay sheegtay in ciidamo dowlada ay xalay weerareen xarumaha ciidamadooda ee Doolow. Weerarkaas ayay ku tilmaameen mid sharci darro ah.

Dagaal kale oo xooggan ayaa shalay ka dhacay Beledxaawo. Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ayaa la sheegay inay weerareen meel ay joogeen ciidamada Jubaland.

Weerarka Beledxaawo waxaa laga soo qaaday xerada UK. Dagaalkaas ayaa sababay barakac dadweyne oo ballaaran. taak oo keentay in dadka deegaanka ay guryahooda ka qaxay. Waxaa sidoo kale dhacay burbur hantiyeed oo xooggan.

Maamulka Jubaland waxay ku eedeysay dowladda federaalka inay toddobaadkii la soo dhaafay weerarro joogto ah ka waddo Beledxaawo. taas ayay ku tilmaameen qorshe lagu carqaladeynayo amniga gobolka.

Maamulka Jubaland

Colaadahan cusub ayaa wiiqaya dagaalka ka-dhanka ah kooxda khawaarajiinta Al-Shabaab. Jubaland waxay sheegtay in dowladdu xoogga saari lahayd amniga. degmada Maxaas oo aydhawaan gacanta ku dhigtay Al-Shabaab. Arrintaas ayaa muujinaysa khatarta khilaafka siyaasadeed.

Jubaland waxay ku adkeysatay inay difaaci doonto dhulkooda. waxay balan qaadday inay ilaalin doonto amniga dadka deegaanka. xaaladda Gedo ayaa sii xumaanaysa. Dadka deegaanka ayaa u baahan nabad iyo xasillooni deg deg ah.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.