• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Jubaland oo Shaacisay in ay ka Tashaneyso Soomaaliya + sababta?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Maamulka Jubaland
Share

Maamulka Jubaland

Maamulka Jubaland ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dib u eegis ku sameynayaan xiriirkooda dowladda federaalka Soomaaliya. Jubaland ayaa sheegtay in go’aankan uu ka dambeeyay khilaafaadka siyaasadeed ee sii kordhayay ee u dhexeeya mamulka iyo dowlada.

Mamulka Kismaayo ayaa tilmaamtay in ay diyaar u yihiin wadahadal balse ay ku adkeysanayaan xuquuqdooda dastuuriga ah.

Xukuumadda Kismaayo ayaa ku eedeysay dowladda federaalka inay faragelin ku hayso arrimaha gudaha ee maamulka. Waxay sheegeen in taasi ay ka hor imaanayso heshiiskii federaalka.

Khilaafka hadda taagan ayaa xoogeystay kadib doorashadii November ee madaxweyne Axmed Madoobe loo doortay mar saddexaad. Dowladda federaalka ayaa ku tilmaamtay doorashadaas mid sharci darro ah.

Axmed Madoobe ayaa horay u sheegay in maamulkiisu uu xaq u leeyahay inuu go’aamiyo mustaqbalkiisa siyaasadeed. Wuxuu ku eedeeyay Muqdisho inay isku dayeyso inay wiiqdo madax-bannaanida Jubaland.

Maamulka ayaa sheegay in ay doonayaan xal nabadeed balse aysan aqbali doonin in lagu xad-gudbo xuquuqdooda. Waxay ku baaqeen in wadahadal dhab ah la furo.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.