• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, January 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland oo gacanta ku dhigtay markab hub siday.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
6 months ago
Reading Time: 1 min read
Puntland oo gacanta ku dhigtay markab hub siday.
Share

BAREEDA — Markab siday hub iyo gaadiid dagaal ayaa waxaa manta gacanta ku dhigay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Puntland ee PMPF, sida ay xaqiijisay wararka24.

Markabkan ayaa lagu hayaa xeebaha Bareeda ee gobolka Raascasayr, waxaana saaran ugu yaraan 50 gaari oo nooca beebaha ah iyo hub kale oo aad utiro badan.

Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in markabka laga leeyahay dalka Turkiga, islamarkaana uu hub u siday Dowladda Federaalka Soomaaliya. Maamulka Puntland ayaan weli war rasmi ah uga hadlin arrinta markabka ay qabteen iyo sababta.

Sidokale dowladda federaalka iyo tan Turkiga labadaba kama aysan hadlin markabkan la qabtay, iyo sida lagu xalindoona.

Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland ayaan laheyn wada shaqeyn labada dhinac ah, mudadi lasoo dhaafay ayagoo dowr jeer ku eedeeyay Muqdisho inay wado awood isku koob oo anay ogoleyn wada shaqeyn dalka oo dhan ah.


Share
Tags: Dowladda Federaalka SoomaaliyaMarkab laqabtaypuntlandsomaliTurkiga
Previous Post

Deg Deg: 61 Qof oo ku dhintay dab ka kacay suuq ku yaalla Ciraaq

Next Post

MD xasan oo xilka ka qaaday xuseen macalim kadib fadeexadi markabka sea world.

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

Saciid Deni

DEG DEG: Daawo: Saciid Deni Oo Gaaray Kismaayo?

by Abdirahman Dahir
December 17, 2025

Kismaayo – Wararka24: Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada...

Puntland oo si adag u beenisay eedeymaha la xiriira dagaalka Suudaan

Puntland oo si adag u beenisay eedeymaha la xiriira dagaalka Suudaan

by Abdirahman Dahir
November 7, 2025

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u beenisay wararka sheegaya in maamulkaas uu ku lug leeyahay dagaallada...

Puntland

Puntland oo nin u dhashay turkiga gacanta kuso dhigtay..

by Yasmin Jamal
October 14, 2025

Boosaaso – Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigay muwaadin u dhashay Turkiga oo lagu magacaabo Feyzul Xaashim Suleymaan,...

Puntland iyo Somaliland oo gaaray heshiiyay Taariikhi ah?

Puntland iyo Somaliland oo gaaray heshiiyay Taariikhi ah?

by Yasmin Jamal
October 6, 2025

Nairobi – Puntland iyo Somaliland ayaa maanta ku gaaray magaalada Nairobi heshiis taariikhi ah oo ku saabsan iskaashi...

Janaraal Axmed Qalyare oo ku geeriyooday qarax miino ah oo loo-dhigay?

Janaraal Axmed Qalyare oo ku geeriyooday qarax miino ah oo loo-dhigay?

by Yasmin Jamal
September 23, 2025

Garowe – Wararka ka imanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in Janaraal Axmed Qalyare, oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka...

DF Soomaaliya oo Diiday in cunaqabateynta laga qaado Iran, Sababta?

DF Soomaaliya oo Diiday in cunaqabateynta laga qaado Iran, Sababta?

by Yasmin Jamal
September 20, 2025

New York – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii yeeshay fadhi muhiim ah oo looga dooday mustaqbalka...

Load More
Next Post
Md xasan

MD xasan oo xilka ka qaaday xuseen macalim kadib fadeexadi markabka sea world.

Cabdiraxmaan cirro

Madaxweyne Cirro oo amar deg deg ah dul dhigay dilkii labada wiil ee Hargeysa

Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

Recommended

Gobolka Shabellaha Dhexe

Gobolka Shabellaha Dhexe, Al Shabaab oo La Wareegtay Degmada Ceelbaraf..

11 months ago
Mareykanka

Mareykanka oo Cadaadis Cusub Saaray Netanyahu + SABABTA

8 months ago
Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Indhaha Ka Qarsaneysa Qorsheyaal Khatar ah oo Imaaraadku Ka Wado Gudaha Dalka

8 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

8 months ago
Shariif Sheekh Axmed

Shariif Sheekh Axmed oo fariin udiray shacabka soomaliyeed Kadib weerarki al-shabaab ee baledweyne?

11 months ago
Soomaaliya

DW: Soomaaliya Oo Ka Fikiraysa Tallaabo Militari Oo Ka Dhan Ah Gooni-goosadka?

2 weeks ago
Sanbaloolshe

Agaasimaha NISA Sanbaloolshe oo Muqdisho ku Soo Laabtay iyo Kulan Muhiim ah, Faahfahin?

8 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.