• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO, Waxan ahay MUSHARAX! Dalmar Cadow Gudomiyaha Naafada degmada Dharkeynley?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Dalmar Cadow
Share

Dalmar Cadow

Guddoomiyaha Naafada degmada Dalmar Cadow Maalin ayaa sheegay uu yahay musharrax guddoomiyaha degmada Dharkeynley ee Gobalka banaadir, kadib marki uu is diwaan galiyey..

Cadow maalin ayaa sheegay inuu is diwaan giliyey si uu wax udoorto isna loo doorto, inaan xildhibaan deegaan soo noqdo hadana dadoomiye dagmada isu soo sharaxo ayaan raabaa, hoos kadaawo

Cadow Maalin ayaa sheegay uu yahay musharrax guddoomiyaha degmada Dharkeynley

Goaanka dalmar ayaa imaanaya kadir marki ay dowlada fedaraalka soomalia ku dhawaaqday doorasho qof iyo cod ah, taas oo awood siineysa shacabka inay doortaan qofka ay doonayaan in uu matado Deegaanadoda.

Tani waxa ay rajo siineysa qofkasta oo soomalia ah, doorashada ayaa aheyd mid ku kooban shaqsiyaadka ugu awooda badan qabiilkasta lkn hada taas ayaa u muuqata mid soo dhamaatay,

Madaxweynaha dowlada federalka somalia mudane Xassan sheekh maxamuud ayaa ku adkeystay in anan loo laaban doonin teendadi lagu dooranayey madaxda dalka, laakin wali dood weyn ayaa kataagan, Hasi ahaate taas goanka madaxweynaha ayaa rajo galiyey dhaliyaro badan oo rajo lahaa sida Dalmar cadow!

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.