• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, October 11, 2025
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland oo Daahfurtay Shirweyne Wadatashi ah oo ay Qurba Joogtu Hoggaan u Tahay

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Puntland
Share

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ilyaas Lugatoor ayaa si rasmi ah uga furay Garoowe shir wadatashi ah oo ay Qurba Joogtu doorka weyn ku leeyihiin, iyo xiriirka rasmiga ah ee ay la leeyihiin dowladda. Shirkan ayaa socon doona laba maalmood.

Puntland

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa si rasmi ah uga furay magaalada Garoowe Shirweynaha Wadatashiga Qurba Joogta Puntland, kaas oo socon doona muddo laba cisho ah.

Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland, iyadoo diiradda lagu saarayo dejinta siyaasadda rasmiga ah ee Qurba Joogta, si loo xoojiyo xiriirka iyo wadashaqeynta ka dhaxeysa Maamulka iyo qurba joogta.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa uga mahadceliyey Qurba Joogta kaalintooda muuqata ee ay ka qaateen hawlgalka lagu ciribtirayo argagixisada Daacish ee Hilaac. Waxa uu sidoo kale ku dhiirrigeliyey inay sii xoojiyaan taageeradooda, isla markaana ay maalgashi muuqda ku sameeyaan gudaha dalka.

Shirka oo ay ka qeybgalayaan qurba joogta dalka ku sugan iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka, ayaa lagu wadaa in lagu soo saaro talooyin iyo siyaasad mideysan oo lagu horumarinayo doorka Qurba Joogta ee horumarinta gobolka.

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah

  • 148 Muwaadiniin oo laga soo ciliyey dalka dibadisa oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay

    148 Muwaadiniin oo laga soo ciliyey dalka dibadisa oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay

    ShareMuqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee shalay magaalada Muqdisho kusoo dhoweysay 148 muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo daadgureeyay dalka Yemen, iyadoo kaashaneysa hay’adaha gargaarka caalamiga ah. Muwaadiniintan oo isugu jira rag, dumar iyo carruur ayaa lagu soo celiyay diyaarad khaas ah oo si toos ah uga timid Yemen, kadib markii ay halkaas […]

    Sii Aqri


    October 10, 2025
  • dilkii argagaxa lahaa ee loo geystay Hooyo iyo Carruurteeda oo war cusub kasoo baxay?

    dilkii argagaxa lahaa ee loo geystay Hooyo iyo Carruurteeda oo war cusub kasoo baxay?

    ShareDhuusamareeb –Kadib dilkii argagaxa Ciidamada ammaanka ee dowlad-goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay laba ka mid ah saddex eedeysane oo lagu tuhunsan yahay in deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud ku dileen hooyo iyo saddex carruur ah oo ay dhashay. Howlgalka oo socday ku dhowaad 24 saacadood ayaa la sheegay inuu si gaar ah loogu beegsaday rag […]

    Sii Aqri


    October 10, 2025
  • LIVE: Wararka maanta soomalia, DF ayaa qaadatay in Jubbaland cusub la sameeyo..

    LIVE: Wararka maanta soomalia, DF ayaa qaadatay in Jubbaland cusub la sameeyo..

    Share Share

    Sii Aqri


    October 10, 2025

Share
Tags: puntlandsomaliawararka mantawararka somalia
Previous Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Gaaray Algeria si uu uga Qeyb Galo Shir muhiim ah?

Next Post

Xamsa Barre oo manta Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda u Kala Wareejiyey Wasiirka Cusub iyo Axmed Fiqi + SAWIRO

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

148 Muwaadiniin

148 Muwaadiniin oo laga soo ciliyey dalka dibadisa oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay

by Wararka24 News Desk
October 10, 2025

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee shalay magaalada Muqdisho kusoo dhoweysay 148 muwaadiniin Soomaaliyeed oo...

Kadib dilkii argagaxa

dilkii argagaxa lahaa ee loo geystay Hooyo iyo Carruurteeda oo war cusub kasoo baxay?

by Yasmin Jamal
October 10, 2025

Dhuusamareeb –Kadib dilkii argagaxa Ciidamada ammaanka ee dowlad-goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay laba ka mid ah saddex eedeysane...

Wasiirka Gaashandhiga Sweden oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho..

Wasiirka Gaashandhiga Sweden oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho..

by Yasmin Jamal
October 7, 2025

Muqdisho – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashandhiga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, S/Guuto...

Puntland iyo Somaliland oo gaaray heshiiyay Taariikhi ah?

Puntland iyo Somaliland oo gaaray heshiiyay Taariikhi ah?

by Yasmin Jamal
October 6, 2025

Nairobi – Puntland iyo Somaliland ayaa maanta ku gaaray magaalada Nairobi heshiis taariikhi ah oo ku saabsan iskaashi...

Wadahadalladii Kismaayo ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo fashil ku dhammaaday, Maxa so kordhay?

Wadahadalladii Kismaayo ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo fashil ku dhammaaday, Maxa so kordhay?

by Wararka24 News Desk
October 6, 2025

Muqdisho (Wararka24)– Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in caawa burbur ku soo dhammaadeen wadahadalladii u dhexeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...

Dowladda Federaalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo furtay 52 waddo oo ku yaalla Muqdisho

by Yasmin Jamal
October 4, 2025

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay maanta furto 52 waddo oo kala duwan oo ku...

Next Post
Xamsa Barre

Xamsa Barre oo manta Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda u Kala Wareejiyey Wasiirka Cusub iyo Axmed Fiqi + SAWIRO

Dalmar Cadow

DAAWO, Waxan ahay MUSHARAX! Dalmar Cadow Gudomiyaha Naafada degmada Dharkeynley?

Netanyahu

Netanyahu iyo trump oo wacad ku maray inay ka argudi doonan, Iran iyo huthiyiinta?

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

7 months ago
Axmed Fiqi

Axmed Fiqi, oo kahadlay kalmadi uu marekanka ka gostay somalia, iyo dhibatada kadhalan karto?

8 months ago
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump

Donald Trump oo shaaciyay mashruuc cusub oo aan aduunka wali lagu arkin, + faahfahin

7 months ago
Degmada Balcad

Xaaladda Balcad Oo Kacsan: Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Weerarkii Al-Shabaab + SAWIRO

7 months ago
Xasan Sheekh

Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Dagaalka kadhanka ah Daacish iyo Al Shabaab

8 months ago
Helista muwaadannimada British-ka

Waxa manta La adkeeyay Helista Muwaadannimada British-ka

8 months ago
Puntland

Puntland oo Dagaal Cir iyo Dhul ah ku Qaadday Kooxda Daac1sh.

5 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.