• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xamsa Barre oo manta Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda u Kala Wareejiyey Wasiirka Cusub iyo Axmed Fiqi + SAWIRO

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Xamsa Barre
Share

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre ayaa xilka si rasmi ah ugu wareejiyey Wasiirka cusub Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, isagoo uga mahadceliyey Wasiirkii hore Axmed Fiqi shaqadii uu soo qabtay, munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

Xamsa Barre

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu kala wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, iyo Wasiirkii hore, Mudane Axmed Macallin Fiqi.

Munaasabadda xil wareejinta oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin kala duwan oo ka socday hay’adaha dowladda, kuwaas oo goob joog ka ahaa isbedelka cusub ee hoggaanka Wasaaradda.

Xamsa Barre

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre ayaa bogaadiyey dadaalkii Wasiirkii hore Fiqi, isagoo u rajeeyey guul mustaqbalka iyo xilka adag ee lagu wareejiyay ee wasaarada gaashandhiga dalka,

Ra’iisul Wasaare ayaa sido kale waxa uu Wasiirka cusub ku dhiirrigeliyey inuu si hufan u guto waajibaadka culus ee horyaalla, gaar ahaan xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya la leedahay caalamka.

Xamsa Barre
Xamsa Barre

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.