• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Somaliland: Xamza wuu ka shallayn doona Safarkiisa Laascaanood.

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Xamza
Share

Xamza

Hargeysa, Somaliland – Maamulka Somaliland ayaa si weyn uga horyimid qorshaha safarka uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ku aaday magaalo-madaxda SSC-Khaatumo.

Eedaymaha Somaliland iyo Ujeedada Safarka

Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Somaliland, Axmed Faarax Cismaan, ayaa safarkaa ku eedeeyay inuu yahay “qorshe dagaal” oo loo diyaariyay. Wuxuu tilmaamay in Xamza iyo Madaxweyne Xasan “yihiin kuwa ka dambeeyay dagaalkii 2023” ee Laascaanood.

“Xamze waa ninkii ciidanka u soo tababaray Turkiga, isagoo doonaya inuu khal-khal galinayo xasiloonida Somaliland,” ayuu Cismaan yiri.

“Ra’iisul Wasaare Xamza wuxuu rabaa inuu Laascaanood yimaado, isagoo mashruuc dagaal ka wada Sanaag iyo Sool,” Sida uu sheegay Axmed Faarax.

Isagoo intaa raaciyey “Waxaan uga digayaa ninka logu magacaabayo Raysal-wasaaraha Soomaaliya in uu ka shallayn doono dhibaatada iyo mashruuca dagaal ee uu mar kale ku soo kordhinayo dadka ku dhaqan gobollada Sool iyo Sanaag”.

SafarkA Xamza wuxuu la xiriiraa xoojinta xiriirka dowladda dhexe iyo maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo la filayo inuu noqdo tallaabo taageero.

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.