Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Booliska Jubbaland oo Kismaayo ku qabtay afar qof oo laga shakiyay tahriib

Booliska Jubbaland ayaa Kismaayo ku qabtay afar qof oo la sheegay inay doonayeen inay u tahriibaan dalal dibadda ah.

Wararka24 News Desk by Wararka24 News Desk
November 18, 2026, 12:11 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Booliska Jubbaland oo Kismaayo ku qabtay afar qof oo laga shakiyay tahriib
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Ciidamada booliska Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay afar qof, oo la sheegay inay doonayeen inay u tahriibaan dalal dibadda ah.

Afarta qof, oo kala ah laba haween ah iyo laba rag ah, ayaa la sheegay inay diyaarad kaga yimaadeen magaalada Muqdisho, waxaana la qabtay kadib markii ay soo gaareen garoonka diyaaradaha ee Kismaayo.

Booliska ayaa sheegay in mid ka mid ah afarta qof uu yahay qofka abaabulayay tahriibka, isla markaana uu doonayay inuu sii wado ganacsiga dadka.

Afhayeenka booliska Jubbaland, Dhamme Shukri Faarax Ducaale, ayaa sheegay in ciidamadu ay la dagaallami doonaan tahriibka.

Wuxuu ka digay in qof kasta oo lagu qabto inuu fududeynayo tahriibka la xiri doono, laguna qaadi doono tallaabo sharci oo adag.

Booliska ma aysan shaacin magacyada afarta qof, dalalka ay u socdeen iyo caddeymaha ay ku qabteen.

Afarta qof ayaa hadda ku jira gacanta booliska, lamana sheegin goorta maxkamad la horkeeni doono.

Tahriibka ayaa weli ah dhibaato weyn oo haysata dhallinyarada Soomaaliyeed. Dhallinyaro badan ayaa isku daya inay u gudbaan Yurub iyo dalal kale, iyagoo raadinaya nolol wanaagsan.

Qaar badan oo ka mid ah ayaa la kulma dhibaatooyin waaweyn inta ay ku jiraan safarka, oo ay ka mid yihiin jirdil, xarig iyo khatar nafeed, waxaana dhacda in qaar ay ku dhintaan badda ama lamadegaanka.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Xildhibaano Ingiris oo ka baxay guddiga barlamanka ee Somaliland kadib

Xildhibaano Ingiris oo ka baxay guddiga barlamanka ee Somaliland kadib

3 hours ago
Itoobiya iyo Eritrea oo ciidamo soo dhoobay xududda iyado isku dhacyo la shegay

Itoobiya iyo Eritrea oo ciidamo soo dhoobay xududda iyado isku dhacyo la shegay

3 hours ago
Imaaraadka oo ka jawaabay eedeymihii Xasan Sheekh, kuna tilmaamay

Imaaraadka oo ka jawaabay eedeymihii Xasan Sheekh, kuna tilmaamay

21 hours ago
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Muungaab oo xarigga ka jaray waddada Jamhuuriya ee degmada Karaan

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Muungaab oo xarigga ka jaray waddada Jamhuuriya ee degmada Karaan

23 hours ago
Yaa xukumi doona Ruushka kadib marka uu  Putin xukunka ka dago?

Yaa xukumi doona Ruushka kadib marka uu Putin xukunka ka dago?

24 hours ago
Soomaaliya oo Imaaraadka ka dalbatay inuu xiriirka

Soomaaliya oo Imaaraadka ka dalbatay inuu xiriirka

1 day ago
Nin lagu soo oogay isku day dil kaddib weerar

Nin lagu soo oogay isku day dil kaddib weerar

1 day ago
Booliska Jubbaland oo Kismaayo ku qabtay afar qof oo laga shakiyay tahriib

Booliska Jubbaland oo Kismaayo ku qabtay afar qof oo laga shakiyay tahriib

1 day ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.