• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, October 12, 2025
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Muqdisho: Warar sheegaya in la toogan doono Sayid Cali

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 months ago
Reading Time: 1 min read
Muqdisho
Share

Muqdisho:- Warar soo baxaya gudaha magaalada Muqdisho ayaa tilmaamaya in la fulin doono xukunkii dilka toogashada ahaa ee lagu riday Sayid Cali, ninka loo haysto inuu gubay oo uu dilay xaaskiisa.

Xukunkaasi waxa hore ugu riday Maxkamadda Sare oo go’aamisay in toogasho kama dambays ah lagu xukumo. Saacadihii la soo dhaafay, warar lagu faafiyay baraha bulshada ayaa sheegay in fulinta xukunkaas uu aad udhowyahay.

Si kastaba ha ahaate, ilaa hadda ma jiraan ilo madax-bannaan oo xaqiijinaya in xukunkaasi dhab ahaantii la fulinayo, marka laga reebo wararka baraha bulshada lagu baahiyay.


Share
Tags: caasimada muqdishoSayid CaliWararka maantawararka somalia
Previous Post

Frank Caprio Garsoorihii ugu Naxariista Badnaa Maraykanka, oo ku Geeriyooday 88 Jir

Next Post

Jamaal Cali Xuseen oo ku baaqay in shacabka Somaliland ay banaan-baxaan + Sababta?

Abdirahman Dahir

Abdirahman Dahir

Cabdiraxmaan Daahir waa qoraa iyo tafatire sare oo ka tirsan Wararka24.com, isaga oo door muhiim ah ku leh hubinta iyo hagaajinta tayada wararka ka soo baxa wararka24.

Related Posts

148 Muwaadiniin

148 Muwaadiniin oo laga soo ciliyey dalka dibadisa oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay

by Wararka24 News Desk
October 10, 2025

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee shalay magaalada Muqdisho kusoo dhoweysay 148 muwaadiniin Soomaaliyeed oo...

Kadib dilkii argagaxa

dilkii argagaxa lahaa ee loo geystay Hooyo iyo Carruurteeda oo war cusub kasoo baxay?

by Yasmin Jamal
October 10, 2025

Dhuusamareeb –Kadib dilkii argagaxa Ciidamada ammaanka ee dowlad-goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay laba ka mid ah saddex eedeysane...

Wasiirka Gaashandhiga Sweden oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho..

Wasiirka Gaashandhiga Sweden oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho..

by Yasmin Jamal
October 7, 2025

Muqdisho – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashandhiga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, S/Guuto...

Puntland iyo Somaliland oo gaaray heshiiyay Taariikhi ah?

Puntland iyo Somaliland oo gaaray heshiiyay Taariikhi ah?

by Yasmin Jamal
October 6, 2025

Nairobi – Puntland iyo Somaliland ayaa maanta ku gaaray magaalada Nairobi heshiis taariikhi ah oo ku saabsan iskaashi...

Wadahadalladii Kismaayo ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo fashil ku dhammaaday, Maxa so kordhay?

Wadahadalladii Kismaayo ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo fashil ku dhammaaday, Maxa so kordhay?

by Wararka24 News Desk
October 6, 2025

Muqdisho (Wararka24)– Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in caawa burbur ku soo dhammaadeen wadahadalladii u dhexeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...

Dowladda Federaalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo furtay 52 waddo oo ku yaalla Muqdisho

by Yasmin Jamal
October 4, 2025

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay maanta furto 52 waddo oo kala duwan oo ku...

Next Post
Jamaal Cali Xuseen

Jamaal Cali Xuseen oo ku baaqay in shacabka Somaliland ay banaan-baxaan + Sababta?

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Oo Ka Jawaabay Hadalka Wasiir Fiqi

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Oo Ka Jawaabay Hadalka Wasiir Fiqi

Fiqi iyo Rooble Oo Hadallo Kulul Is Dhaafsaday, Xiisadda oo sii kululaatay

Fiqi iyo Rooble Oo Hadallo Kulul Is Dhaafsaday, Xiisadda oo sii kululaatay

Recommended

CS Duale: 26 Milyan Kenyan ah ayaa iska diiwaangeliyay Social Health Authority

CS Duale: 26 Milyan Kenyan ah ayaa iska diiwaangeliyay Social Health Authority

3 weeks ago
Muqdisho

Muqdisho Ciyaartoy Caalami ah oo Manta Soo Gaaray + Faahfahin

5 months ago
Puntland

Puntland oo DF ka codsaneysa soo celinta wada-shaqeynta, Maxa soo kordhay?

4 weeks ago
Fahad yaasiin

Fahad yaasiin oo kadigay Qorshe ay Jabuuti wadato + Faahfahin dheerad ah

6 months ago
Biixi

Wasiir Biixi Oo Helay Abaalmarinta Wasiirka Maaliyadda Ugu Wanaagsan Africa + SAWIRO

3 months ago
Xasan Sheekh oo wali kusugan dalka Turkiga + Sababta

Xasan Sheekh oo wali kusugan dalka Turkiga + Sababta

3 months ago
Cali Aadan Muumin

War DegDeg Ah, Cali Aadan Muumin oo Loo haysto eedeymo la xiriira amni-darro + Xog kale oo dheeraad ah..

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.