• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Beledweyne: 24 Sac kadib Waxa la soo afjaray weerarki hotel qaahira + Faahfaahinta Qasaaraha?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Degdeg

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

13 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

20 hours ago
Load More
Share

Hotel Qaahira Beledweyne 2
24 Sac kadib Waxa la soo afjaray weerarki hotel qaahira

Waxaa goordhow lasoo afjaray weerarkii xooganaa ee ay shalay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku qaadeen hoteelka Qaahira, oo ku yaalla galbeedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Weerarka oo socday ku dhawaad 24 saac, ayaa ku billowday qaraxyo xooggan oo lala beegsaday hoteelka kadibna isku badalay daagaal toos ah, sida ay wararka sheegayan hotelka waxaa dagana odayaal dhaqameed iyo saraakiil ciidan..

Khasaaraha weerarka Hotel qaahira Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan

warbaahinadii Al-Shabaab

Inta la xaqiijiyay, weerarkan waxaa ku dhintay 7 ruux, oo isugu jiray Nabadoonno, saraakiil ciidan, iyo dad shacab ah, halka tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen.

Guddoomiyaha degmada Beledweyne, Cumar Calasow, oo shir jaraa’id qabtay wuxu universal tv u sheegay in kooxdii weerarka soo qaaday ay ahaayeen 6 nin, kuwaas oo:

  • 4 is qarxiyeen
  • 2 ay toogteen ciidamada ammaanka

Wuxuu sheegay in ciidamadu ay si taxadar leh uga dhex dagaallameen hoteelka, si loo badbaadiyo odayaashii dhaqanka, saraakiisha, iyo shacabka ku jiray dhismaha.

“Ciidamadu waxay ku guuleysteen inay gudaha u galaan hoteelka, waxayna toogasho ku dileen dhagar-qabayaashii ka dhex dagaalamayay. Hadda baaritaanno ayaa socda si loo xaqiijiyo in qaraxyo kale lagu xiray dhismaha,” ayuu yiri guddoomiyaha.

Nabadoon ka badbaaday weerarka oo ka hadlay

Mid ka mid ah Nabadoonnada ka badbaaday weerarka ayaa faahfaahin ka bixiyay wixii dhacay:

“Salaaddii subax annaga oo cibaado ku jirna ayay nagu dhufteen gaari nooca Leylo ah oo qarax ay ku soo rareen. Kadibna, rag hubeysan oo aan ku qiyaasay 6 ilaa 7 qof ayaa gudaha usoo galay. Aniga iyo rag kale aad ayaan u dagaallannay,” ayuu yiri.

Wuxuu intaas ku daray in markii hore ay iska caabiyeen kooxda weerarka qaaday, balse dagaalku uu sii xoogeystay markii mid ka mid ah dableydii weerarka qaaday uu is qarxiyay.

HirShabelle oo dagaal adag kula jirta Al-Shabaab

Weerarkan wuxuu kusoo aadayaa xilli gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ay ka socdaan howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab. Maleeshiyaadka ayaa la sheegay inay mar kale isku dayayaan inay dib ugu soo laabtaan deegaanno horey looga xoreeyay.

Magaalada Beledweyne, oo ah xarunta kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab, ayaa horey ula kulantay qaraxyo iyo weeraro hor leh, kuwaasoo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah & Faahfaahin degdeg ah


Share
Tags: Beledweynewararka mantawararka somalia
Previous Post

DF oo shaacisay talaabo ay ka qaaday warbaahinadii Al-Shabaab + Magacyada iyo Xog kale oo dheeraad ah?

Next Post

Dhacdo yaab leh: Dalka Kenya Nin Shaqsi ah oo sameystay Saldhig police oo been abuur ah?

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
19 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
19 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
20 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
20 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Dalka Kenya

Dhacdo yaab leh: Dalka Kenya Nin Shaqsi ah oo sameystay Saldhig police oo been abuur ah?

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xamza Waxa Guuleystay Qofki dila khawaarijta ama ay dilaan + Video iyo Sawiro

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

Recommended

Xamse Cabdi Barre oo ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Xamse Cabdi Barre oo ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

2 months ago
UNICEF

UNICEF ayaa sheegatay Wax kabadan 221 oo carruur ah, oo Kuwa Ugu yar da’doodu tahay hal sano, lagu kufsaday Suudaan,

1 year ago
Dagaalka maanta ka qarxay bariga dhexe Falcelinada…

Dagaalka maanta ka qarxay bariga dhexe Falcelinada…

4 weeks ago
ruushka iyo Mareekanka ay

Mareykanka iyo Ruushka oo Marki ugu horeysay mudo 4 sano Ah Shir Uga Furmay Dalka Sacuudiga..

1 year ago
Somaliland oo beenisay wararka ku saabsan saldhig ciidan oo Israa’iil ka sameysanayso Berbera

Somaliland oo beenisay wararka ku saabsan saldhig ciidan oo Israa’iil ka sameysanayso Berbera

1 week ago
Uganda oo shaacisay in ay ciidankeeda kala baxeyso Soomaaliya

Uganda oo shaacisay in ay ciidankeeda kala baxeyso Soomaaliya

4 weeks ago
Xasan Cali Khayre

Xasan Cali Khayre oo Si Adag u Weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh

10 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.