• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Thursday, March 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

SSC oo Kadigtay khatarta Ka dhalankarto aqoonsiga Somaliland.

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
aqoonsiga Somaliland

Wararka Ugu Aqrintabadan

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

31 minutes ago
DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

2 hours ago
Load More
Share

Wararka24: Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Firdhiye, ayaa qoraal toos ah u diray beesha caalamka, isagoo si adag uga horyimid aqoonsiga Somaliland, oo sanadihii dambe uu maamulka Hargeysa ku bixinayay dadaal badan.

SSC oo caalamka uga digtay aqoonsiga Somaliland ayaa ku tilmaamay in Somaliland u qalmin aqoonsi, maadaama uu sheegay in hal reer oo keliya uu maamulkaasi yahay, islamarkaana uusan buuxin karin hal shuruud oo dal lagu noqon karo.

“Somaliland waa hal reer oo gooni-goosad ah oo Isaaq ah, kamana taliyaan SSC iyo Maakhir oo taabacsan DFS. Waxaan u soo jeedinayaa caalamka in uu ixtiraamo midnimada Soomaaliya, taasoo ah xasilloonida Geeska Afrika,” ayuu yiri hoggaamiyaha SSC-Khaatumo.

Sidoo kale, Firdhiye ayaa sheegay in haddii aqoonsiga Somaliland Lasiiyo,

aqoonsiga Somaliland

In ay Soomaali oo dhan u midoobeyso inay la dagaalanto Somaliland, sidaas darteedna ay xasiloonida Geeska Afrika ku jirto midnimada iyo wadajirka Soomaaliya.

Firdhiye ayaa sidoo kale maamulka Somaliland ku eedeeyay taageerada kooxaha argagixisada ee Al-Shabaab iyo Daacish, inkasta oo uusan soo bandhigin wax caddeyn ah oo xaqiijinaya arrintaan.

SSC-Khaatumo, oo haatan ah maamul KMG ah oo ka taliya deegaanadii xooga looga saaray Somaliland, oo ugu horeyso Laascaanood, ayaa si weyn ula dirirsan Somaliland, oo weli sheegata dhulkii laga saaray.

  • Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub
  • Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya
  • Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka
  • Madaxii hore ee MI6 oo sheegay in Iiraan gacanta sare ku leedahay dagaalka
  • DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub
  • Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

    Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

    Wararka Ugu Aqrintabadan Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub 31 minutes ago DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub 2 hours ago Load More ShareWararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si kulul uga hadlay xabsi guriga la geliyay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta

    Sii AQRI

    March 26, 2026
  • Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

    Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

    Wararka Ugu Aqrintabadan Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya 38 minutes ago Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka 51 minutes ago Load More ShareWararka24: Doon la sheegay inay leedahay Iiraan ayaa lagu weeraray meel qiyaastii 400 mayl badeed u jirta xeebaha magaalada Muqdisho,

    Sii AQRI

    March 26, 2026
  • Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

    Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

    Wararka Ugu Aqrintabadan Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya 38 minutes ago Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka 51 minutes ago Load More ShareWararka24: Falanqeeye dhanka amniga ah oo u dhashay Iiraan ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay tallaabooyin milateri oo ka

    Sii AQRI

    March 26, 2026

Share
Tags: Aqoonsiga SomalilandMidnimada Soomaaliyawararka mantawararka somalia
Previous Post

Gobolka Shabellaha Dhexe, Al Shabaab oo La Wareegtay Degmada Ceelbaraf..

Next Post

Xamza Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha JFS oo Manta Xil Sare Magacaabay..

Related Posts

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

by Amin Cali Abdi
31 minutes ago

Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si kulul uga hadlay xabsi guriga la...

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

by Amin Cali Abdi
38 minutes ago

Wararka24: Doon la sheegay inay leedahay Iiraan ayaa lagu weeraray meel qiyaastii 400 mayl badeed u jirta xeebaha...

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

by Amin Cali Abdi
51 minutes ago

Wararka24: Falanqeeye dhanka amniga ah oo u dhashay Iiraan ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay tallaabooyin milateri...

Madaxii hore ee MI6 oo sheegay in Iiraan gacanta sare ku leedahay dagaalka

Madaxii hore ee MI6 oo sheegay in Iiraan gacanta sare ku leedahay dagaalka

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka dibadda ee UK Sir Alex Younger ayaa sheegay in Iiraan ay haatan...

DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdiraxmaan Shub ayaa la geliyay xabsi guri, kadib markii ciidamada...

Iiraan oo sheegtay inay soo ridday diyaarad drone ah oo dul mareysay Tehran

Iiraan oo sheegtay inay soo ridday diyaarad drone ah oo dul mareysay Tehran

by Amin Cali Abdi
24 hours ago

Wararka24: Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah oo dul...

Load More
Next Post
Xamza Cabdi Barre

Xamza Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha JFS oo Manta Xil Sare Magacaabay..

dorashooyinka

Wasiir Fiqi: Puntland Waa Diiday Inay Dowladda Ka Caawiso Dagaalka Ka Dhanka Ah Daacish

Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh, dowladda wax deyn ah maysan qaadan, tan iyo marki lacafiyey deynti hore..

Recommended

Soomaaliyeed

Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadka 1446 oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Sucuudiga

11 months ago
shabaab

War degdeg, Shabaab Oo lawareegay deegaanka Masaajid Cali Gaduud + fahfaahin

1 year ago
Somaliland

DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Davos Kula Kulmay Madaxweynaha Israa’iil

2 months ago
Israa’iil aya Duqeymo Culus ka Fuliyey Koonfurta Beyruut kadib Weerarradi Xisbullah

Israa’iil aya Duqeymo Culus ka Fuliyey Koonfurta Beyruut kadib Weerarradi Xisbullah

3 weeks ago
Sarkaal Sare oo Al-Shabaab ah kuna eedeysnaa Weerarro ka dhaca Muqdisho oo la dilay

Sarkaal Sare oo Al-Shabaab ah kuna eedeysnaa Weerarro ka dhaca Muqdisho oo la dilay

3 weeks ago
Mareykanka

Trump oo soo saaray digniin culus oo uu u diray Iiraan

4 weeks ago
Hirshabelle

Madaxweynihii Hore ee Hirshabelle oo Dalbaday in Hiiraan Noqoto Maamul Gaar ah

9 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.