• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

SSC oo Kadigtay khatarta Ka dhalankarto aqoonsiga Somaliland.

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
aqoonsiga Somaliland
Share

Wararka24: Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Firdhiye, ayaa qoraal toos ah u diray beesha caalamka, isagoo si adag uga horyimid aqoonsiga Somaliland, oo sanadihii dambe uu maamulka Hargeysa ku bixinayay dadaal badan.

SSC oo caalamka uga digtay aqoonsiga Somaliland ayaa ku tilmaamay in Somaliland u qalmin aqoonsi, maadaama uu sheegay in hal reer oo keliya uu maamulkaasi yahay, islamarkaana uusan buuxin karin hal shuruud oo dal lagu noqon karo.

“Somaliland waa hal reer oo gooni-goosad ah oo Isaaq ah, kamana taliyaan SSC iyo Maakhir oo taabacsan DFS. Waxaan u soo jeedinayaa caalamka in uu ixtiraamo midnimada Soomaaliya, taasoo ah xasilloonida Geeska Afrika,” ayuu yiri hoggaamiyaha SSC-Khaatumo.

Sidoo kale, Firdhiye ayaa sheegay in haddii aqoonsiga Somaliland Lasiiyo,

aqoonsiga Somaliland

In ay Soomaali oo dhan u midoobeyso inay la dagaalanto Somaliland, sidaas darteedna ay xasiloonida Geeska Afrika ku jirto midnimada iyo wadajirka Soomaaliya.

Firdhiye ayaa sidoo kale maamulka Somaliland ku eedeeyay taageerada kooxaha argagixisada ee Al-Shabaab iyo Daacish, inkasta oo uusan soo bandhigin wax caddeyn ah oo xaqiijinaya arrintaan.

SSC-Khaatumo, oo haatan ah maamul KMG ah oo ka taliya deegaanadii xooga looga saaray Somaliland, oo ugu horeyso Laascaanood, ayaa si weyn ula dirirsan Somaliland, oo weli sheegata dhulkii laga saaray.

  • Dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Sanaag una dhexeeya laba beelood
  • Puntland oo faahfaahin ka bixisay edheeyma la xarira dhulka dowladda ee Boosaaso
  • Xuutiyiinta Yemen oo laga cabsi qaba in ay qabsadhaan Bab El Mendab
  • Mareykanka oo nin Soomaali ah ku warejiyay xabsiga Guantánamo Bay
  • Askari si arxan darro ah loogu dilay Ceelbaraf kadib aano qabiil uu wax ka ogeen
  • Dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Sanaag una dhexeeya laba beelood

    Dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Sanaag una dhexeeya laba beelood

    ShareWararka24: Wararka ka imaanaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhexeeya laba beelood oo muddo ku dhow sannad iyo bar uu khilaaf ka dhexeyay Dagaalka ayaa la sheegay in la isku adeegsaday hub noocyo kala duwan ah, iyadoo madaafiic iyo hub culus laga maqlayay qaybo ka mid…

    Sii AQRI


    September 11, 2026
  • Puntland oo faahfaahin ka bixisay edheeyma la xarira dhulka dowladda ee Boosaaso

    Puntland oo faahfaahin ka bixisay edheeyma la xarira dhulka dowladda ee Boosaaso

    ShareWARARKA24: Puntland ayaa sheegtay in qorshaha lagu banneynayo xarumaha iyo dhulalka dowladda ee magaalada Boosaaso uu yahay mid loogu talagalay in hantida dowladda dib loogu soo celiyo gacanta dowladda, si loogu adeegsado danaha guud ee bulshada. Guddoomiyaha degmada Boosaaso, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cali, ayaa sheegay in maamulka degmada uu muddo bilo ah waday qorshe lagu soo…

    Sii AQRI


    September 11, 2026
  • Xuutiyiinta Yemen oo laga cabsi qaba in ay qabsadhaan Bab El Mendab

    Xuutiyiinta Yemen oo laga cabsi qaba in ay qabsadhaan Bab El Mendab

    ShareWARARKA24: Xuutiyiinta Yemen ayaa qabsaday magaalada dekedda leh ee Mocha, iyagoo si weyn ugu sii dhawaanaya marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee Bab al-Mandab, xilli dagaallada Yemen ay dib uga soo cusboonaadeen kadib muddo dheer oo xasillooni ah. Talaabadhaan ayaa kordhisay walaaca laga qabo in dagaalku mar kale isu beddelo colaad ballaaran oo saameyn ku yeelata amniga…

    Sii AQRI


    September 11, 2026

Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.