• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, January 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xasan Sheekh Maxamuud oo Wajaha Xaalad Adag kaddib Wadahadalka Itoobiya,+Xogta Eritrea iyo Masar

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
11 months ago
Reading Time: 3 mins read
Xasan Sheekh Maxamuud
Share

Xasan Sheekh Maxamuud
kulanki Xasan Sheekh Maxamuud iyo abbey ahmed gudaha vila somalia

Wararka24: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wajahaya xaalad siyaasadeed oo adag kaddib markii uu dib u soo celiyay xiriirkii Soomaaliya iyo Itoobiya, xilli labada dal ay sanadkii la soo dhaafay ku jireen khilaaf xooggan.

Tallaabadan ayaa dhalisay walaac xoogan oo ay muujiyeen dalalka Eritrea iyo Masar, kuwaas oo xiriirkoodu aan wa naagsaneyn Itoobiya.

Khamiistii la soo dhaafay, Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Muqdisho, halkaas oo uu wadahadallo kula yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xubno ka tirsan xukuumaddiisa. Booqashadan ayaa qeyb ka ahayd dadaallo dhexdhexaadin ah oo uu sameeyay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, oo taageero ka helaya xulafadiisa Yurub.

Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dejin lahaa xiisaddii ka dhalatay heshiiskii muranka dhaliyay ee Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen horraantii 2024, kaas oo Itoobiya u ogolaanayay marin badeed, saldhig ciidan oo 20km ah, iyo dekad ay isticmaasho.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu sheegay in kulanka labada hoggaamiye lagu falanqeeyay xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, iyo arrimaha bulshada.

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa dhankiisa uga mahadceliyay dowladda Soomaaliya soo dhaweynta, isaga oo kulankii uu la yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh ku tilmaamay mid miro dhal ah. Wuxuu sidoo kale bartiisa X ku sheegay in ay ka wada hadleen arrimaha nabadda, amniga, iyo iskaashiga dhaqaalaha.

Si kastaba, tallaabadan ayaa hurisay xiisado cusub, gaar ahaan dhanka Eritrea iyo Masar, oo ah dalal si weyn uga soo horjeeda Itoobiya. Sabtidii, wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Dr. Badr Abdelatty, ayaa gaaray caasimadda Eritrea ee Asmara, halkaas oo ay kulan kula qaateen Madaxweyne Isaias Afwerki.

Sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Eritrea, Yemane Meskel, shirkaasi waxa uu diiradda saaray arrimo ay ka mid yihiin dagaalka Soodaan, xasilloonida Soomaaliya, iyo caqabadaha amniga ee ka taagan Geeska Afrika iyo Badda Cas.

Xasan Sheekh Maxamuud
Xasan Sheekh Maxamuud
Xasan Sheekh Maxamuud

Wararka Ugu Aqrinta Badan…

  • Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

    Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

    ShareWararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee kala dhaxeeyay Imaaraadka Carabta uusan micnaheedu ahayn in la jaray xiriirka guud ee labada dal.…

    Sii Aqri


    January 23, 2026
  • Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

    Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

    ShareWararka24: 23-01-2026 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa xalay kulan saacado qaatay xili habeenimo kula yeeshay Moscow, ergayal sare oo ka socday Mareykanka, kuwaas oo wadaay qorshe uu Mareykanku diyaariyay oo lagu doonayo in…

    Sii Aqri


    January 23, 2026
  • Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

    Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

    ShareHaba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan, ayuu yiri Robert Wilkie, oo ahaa xoghayihii hore ee maamulka Trump. “Raja wanagsan kama qaba…

    Sii Aqri


    January 23, 2026

Share
Tags: Madax weynaha Xasan Sheekhwararka mantawararka somaliaXasan Sheekh Maxamuud
Previous Post

Xildhibaano Manta Weerar ku qaaday DF oo u hor kacayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur + Mursal M Khaliif iyo Abdirahman Abdulkadir Adde

Next Post

Wararka Manta, Puntland oo Guulo Horleh kagaartay daacish+ Sawiro iyo Mesha ay wax marayaan

Abdirahman Dahir

Abdirahman Dahir

Abdirahman Dahir waa qoraa iyo tafatire sare oo ka tirsan Wararka24.com, isaga oo door muhiim ah ku leh hubinta iyo hagaajinta tayada wararka ka soo baxa wararka24.

Related Posts

Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee...

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa xalay kulan saacado qaatay xili habeenimo kula yeeshay Moscow, ergayal sare...

Wilkie

Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Haba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan,...

Fiqi

Fiqi: marnaba kama tanaasulidoona ilaalinta madaxbannaanida dalka somaliyeed

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba ka tanaasuli doonin...

Guban

DF Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhismaha Maamulka Cusub Ee Guban State

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista maamulka cusub ee Guban State, kaasi oo xildhibaanno...

Xasan Sheekh

UK Oo Farriin U Dirtay Golaha Mustaqbalka somaliyeed Kadib Casuumaadda Xasan Sheekh

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Ingiriiska ayaa soo dhoweysay gogosha wadatashi qaran ee uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...

Load More
Next Post
hawlgalka ciribtirka Daacish

Wararka Manta, Puntland oo Guulo Horleh kagaartay daacish+ Sawiro iyo Mesha ay wax marayaan

Gobalka shabellaha Dhexe

WAR DEGDEG AH: Xaduudadaha Gobalka shabellaha Dhexe Ayaa gabi ahaanba manta Xiran + SAWIRO

Donald Trump

DEGDEG: Donald Trump OO markale Ka Careeysiiyey YURUB, Goaan kale ee Manta Soobaxay+ kulanka congreeska dhalkaas ee manta

Recommended

Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

9 months ago
Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

6 months ago
Soomaaliya

Soomaaliya Oo Eedaymo Culus U Jeedisay Sacuudi Carabiya! Maxa dhacay?

8 months ago
Wasiirka Arrimaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Aqoonsiga Israa’iil Ee Somaliland Ku Tilmaamay Musiibo

2 weeks ago
Puntland

Puntland oo Maxkamad Horgeysay Rag Xiriir La Leh Daacish iyo Shabaab

8 months ago
internet-ka

Internet-ka ee Soomaaliya oo ay Cilad kutimid + Sababta iyo mesha ay wax marayaan?

11 months ago
Maamulka Puntland

Maamulka Puntland oo si adag uga hadashay mowqifka SSC-Khaatumo ee ku aaddan gobolka Sanaag

8 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.