NISA oo Dishay Horjooge Sare oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab
Ciidamada gaarka ah ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), gaar ahaan kuwa Gaashaan, ayaa howlgal qorsheysan oo habeenkii xalay ...
Ciidamada gaarka ah ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), gaar ahaan kuwa Gaashaan, ayaa howlgal qorsheysan oo habeenkii xalay ...
Warar hoose oo soo baxaya ayaa muujinaya in xiriirka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uu gaaray ...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland, gaar ahaan qeybta dambiyada culus ee Mudug iyo Cayn, ayaa la horgeeyay afar nin ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u baxay safar diblomaasiyadeed oo uu ku tagayo dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo ...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay garab siinayaan maleeshiyaadka deegaanka ee Macawiisleyda ayaa fuliyey weerar qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday xubno ...
Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad-goboleedka Hirshabelle ayaa xalay martigelisay dhacdo murugo leh kadib markii la dilay mas’uul ka tirsan maamulkaasi. ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa su’aalo culus oo ku saabsan sida ay uga falcelisay ama uga aamusay dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed, dhaqaale ...
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa magaalada Nairobi ka bilaabay abaabul siyaasadeed oo culus, kaas oo lagu sheegay ...
Kooxda Shabaab oo Isbeddel Cusub la timid, si ay Kalsoonida Shacabka u Kasbato. Kooxda Al-Shabaab oo muddo dheer caan ku ...
Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, Suldaanka Guud ee Beelaha Isaaq ee Somaliland, iyo Garaad Jaamac Garaad Cali, Garaadka Guud ...
Sanadkan 1446 Hijriya, xujey badan oo Soomaaliyeed ayaa bilaabay socdaalkooda barakeysan ee xajka, iyaga oo gaaraya dhulka barakaysan ee Boqortooyada ...
Xiisadda u dhaxeysa Ruushka iyo Ukraine waxay gashay wejigeedii ugu murugsanaa bishii May 2025, kadib markii Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ...
Mogadishu, Soomaaliya – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ayaa maanta booqday goobaha uu burburka ba’an ka geystay roobkii ...
Garoowe – Maamulka Puntland ayaa si weyn uga mahadceliyay laamaha ammaanka ee Galmudug, gaar ahaan ciidamada booliska gobolka Mudug, kaddib ...
Labada wadan ee deriska ah, ee India iyo Pakistan ayaa ku guuleystay in ay gaaraan heshiis xabad joojin ah oo ...
Sawirada qasaaraha wadoyinka burburay ee manta 10/05/2025 Roobab mahiigaan ah oo habeenkii xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaare ...
Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga falcelisay natiijada kasoo baxday Madasha Wadatashiga Qaranka ee lagu qabtay magaalada Muqdisho 6–7 May ...
Kulan dhexmaray Danjire Axmed Macallin Fiqi iyo Gen. Michael E. Langley PHOTO March 6, 2025 USTV Muqdisho (Wararka24)– Isbeddel cusub ...
Muqdisho: Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah dib uga furmay xarunta Villa Hargeysa, kaddib hakad ...
Guddoomiyaha Naafada degmada Dalmar Cadow Maalin ayaa sheegay uu yahay musharrax guddoomiyaha degmada Dharkeynley ee Gobalka banaadir, kadib marki uu ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.