• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia
Trending

Puntland: Hada ayuu xalaal noqday!

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Puntland
Share

GAROWE – Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Abdinur, ayaa si kooban oo macno leh uga falceliyey war-saxaafadeedkii dowladda federaalka Soomaaliya kasoo saartay markabkii lagu qabtay xeebaha Puntland ee lagu eedeeyey inuu hub sharci darro ah siday.

Puntland

Cabdifataax ayaa qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ku yiri: “Hadda ayuu xalaal noqday”, isagoo si toos ah u muujiyey in Puntland aysan ku qanacsaneyn sida Villa Somalia u fasirtay arrinta markabka. Hadalkaas ayaa kusoo aadaya kadib markii dowladda Federaalka ay sheegtay in markabku sharciyeysan yahay, taasoo keentay dhaleeceyn kasoo yeertay madaxda Puntland.

Markabkan oo lagu magacaabo SEA WORLD ayaa la qabtay dhowaan, waxaana Puntland ay sheegtay inuu siday hub iyo agab ciidan oo aan sharciyeysneyn. Maamulka Puntland wuxuu horey u sheegay in falkaasi uu yahay mid lidi ku ah amniga gobollada iyo heshiisyada caalamiga ah ee la xiriira xakameynta hubka.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.