Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Hub laga soo dhacay Laascaanood iyo dagaal qarxay

Iska horimaad hubeysan ayaa xalay ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kadib markii ciidamada Booliska Puntland ay isku dhaceen maleeshiyaad la sheegay in ay wadeen hub laga soo dhacay magaalada Laascaanood.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
February 14, 2026, 12:52 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Hub laga soo dhacay Laascaanood iyo dagaal qarxay
Share

Iska horimaad hubeysan ayaa xalay ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kadib markii ciidamada Booliska Puntland ay isku dhaceen maleeshiyaad la sheegay in ay wadeen hub laga soo dhacay magaalada Laascaanood.

Sida ay sheegeen ilo deegaanka ah, dabley hubeysan ayaa hubka la geeyay goob cirtoogte ah oo ku taalla bartamaha Garoowe, halkaas oo ay kula kulmeen ciidamada amniga. Arrintaas ayaa keentay israsaaseyn toos ah oo dhex martay labada dhinac.

Wararka la helayo ayaa tilmaamaya in iska horimaadka ay ku dhaawacmeen wiil iyo gabar ka mid ah dadka deegaanka oo ka agdhowaa goobta ay wax ka dhaceen. Waxaa sidoo kale la sheegay in ciidamada amniga ay gacanta ku dhigeen saddex qof oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen dhacdada.

Illaa iyo hadda, saraakiisha laamaha amniga Puntland kama aysan hadlin faahfaahin rasmi ah oo ku saabsan dhacdada. Saaka xaaladda magaalada Garoowe ayaa lagu soo waramayaa inay deggen tahay.

Garoowe ayaa marar kala duwan la kulantay dhacdooyin amni oo u dhexeeya ciidamada iyo maleeshiyaad hubeysan, kuwaas oo mararka qaarkood sababa khasaare soo gaara shacabka iyo burbur hantiyeed.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo maanta

Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo maanta

22 hours ago
Lix askari oo ku dhintay laba qarax oo ka dhacay duleedka Baydhabo

Lix askari oo ku dhintay laba qarax oo ka dhacay duleedka Baydhabo

23 hours ago
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan u dirtay Buurhakaba

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan u dirtay Buurhakaba

2 days ago
Burburka dhisme ku dumay waddada 9-aad ee Islii iyo cagaf ka shaqaynaysa goobta.

NCA oo shaacisay shirkadaha iyo injineerada ku diiwaangashan dhismihii ku dumay Islii

3 days ago
Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

3 days ago
Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

4 days ago
Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

4 days ago
“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

5 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.