RW Xamse oo Hambalyo Diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Serbia
Muqdisho, Wararka24 – Ra'iisul Wasaarrada Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta hambalyo iyo Tahniyad u diray Ra'iisul wasaaradda cusub ee ...
Muqdisho, Wararka24 – Ra'iisul Wasaarrada Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta hambalyo iyo Tahniyad u diray Ra'iisul wasaaradda cusub ee ...
Jabuuti (Wararka24) – Hogaamiyii hore ee hayada sirdoonka qararnka NISA fahad yaasiin ayaa kahor kulanka Madaxweynaha dowlada fadaraalka soomalia hassan ...
Hargeysa, Somaliland – Maamulka Somaliland ayaa si weyn uga horyimid qorshaha safarka uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ku ...
Paris, Faransiiska – Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, isagoo ku baaqay ...
Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta fidiyay gogol wadatashi ah oo loo baahan yahay inay ka ...
Muqdisho, Soomaaliya – Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah u magacawday James Swan inuu noqdo Wakiilka Gaarka ah ee ...
Muqdisho, Soomaaliya – Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo NISA ayaa gaaray guulo muhiim ah oo lagu jiro dagaalka ka ...
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale, ayaa faahfaahin maanta ka bixiyay qorshaha beesha Abgaal ee ...
Istanbul, Turkiga – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi weyn oo uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku ambabaxay dalka Turkiga, halkaas oo ...
Boosaaso, Puntland – Hay’adda sirdoonka Mareykanka (CIA) ayaa xafiis kumeel-gaar ah ka furatay magaalada Boosaaso, halkaas oo ay xubno ka tirsan CIA-da labo mar ku soo booqdeen tan ...
Masaajid Cali Gaduud, Shabeellaha Dhexe – Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo ay qaraxyo iyo dagaal foolka ...
Raage Ceele, Shabeellaha Dhexe – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Talaadadii ciidanka Macawiisley ee ku sugan Degmada Raage Ceele ugu baaqay inay si firfircoon uga ...
Laascaanood, Sool – Degmada Laascaanood, oo xarun u ah gobolka Sool, waxay ahayd mid ka mid ah degmooyinka ugu kobcay dhaqaale iyo dhisme Badnaa ee ...
Garowe, Puntland – Ciidamada Difaaca Puntland (PMPF) ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ku weerareen degaanno ka tirsan gobolka Calmiskaad si ay u burburiyaan ...
Garissa, Kenya – Ugu yaraan lix askari oo ka tirsan ciidamada booliska Kenya ayaa la dilay, afar kalena dhaawac ayaa ku ...
Degmada Alkowsar, Shabeellaha Dhexe – Diyaaradaha dagaalka ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa xalay weerar culus ku qaaday bartilmaameedyo ay ku ...
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa shaaca ka qaaday in uu ...
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Jimcihii qaaday tallaabo milatari oo ay ku wajahayso culeyska ay Al-Shabaab ku soo saartay deegaanno u dhow magaalada Muqdisho. ...
Muqdisho: Maanta, waddada Warshadaha ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qarax miino oo Xoogan, kaas oo sababay dhaawacyo iyo hakad dhaq-dhaqaaq. Qaraxa, oo ka ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.