Puntland oo Maxkamad Horgeysay Rag Xiriir La Leh Daacish iyo Shabaab
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland, gaar ahaan qeybta dambiyada culus ee Mudug iyo Cayn, ayaa la horgeeyay afar nin ...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland, gaar ahaan qeybta dambiyada culus ee Mudug iyo Cayn, ayaa la horgeeyay afar nin ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u baxay safar diblomaasiyadeed oo uu ku tagayo dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo ...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay garab siinayaan maleeshiyaadka deegaanka ee Macawiisleyda ayaa fuliyey weerar qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday xubno ...
Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad-goboleedka Hirshabelle ayaa xalay martigelisay dhacdo murugo leh kadib markii la dilay mas’uul ka tirsan maamulkaasi. ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa su’aalo culus oo ku saabsan sida ay uga falcelisay ama uga aamusay dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed, dhaqaale ...
Dowladda Jabuuti ayaa bilowday olole rasmi ah oo lagu saarayo dadka ajaanibta ah ee aan haysan dukumentiyo sharci ah, kuwaas ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay Isbitaalka Demartino ee magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu ...
Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa si guul leh u xalliyeen xiisad hubeysan oo dhowaan ka dhacday degmada Eyl ee ...
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa magaalada Nairobi ka bilaabay abaabul siyaasadeed oo culus, kaas oo lagu sheegay ...
Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Joe Biden, oo 82 jir ah, ayaa la xaqiijiyay inuu qabo kansarka nooc halis ah, kaasoo ...
Kooxda Al-Shabaab oo muddo dheer caan ku ahayd falal argagixiso, cabsi gelin iyo cadaadis ku dhisan shareeco xagjir ah, ayaa ...
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Ka qeyb galay xuska halganki gobanimada SYL oo ka dhacday caasimada muqdisho, madaxweynaha ayaa ...
Wararka24: Garowe - Maamulka Puntland ayaa shaaciyey in uu bilaabay dagaal ballaaran oo cir iyo dhul ah oo ka dhan ...
Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, Suldaanka Guud ee Beelaha Isaaq ee Somaliland, iyo Garaad Jaamac Garaad Cali, Garaadka Guud ...
Sanadkan 1446 Hijriya, xujey badan oo Soomaaliyeed ayaa bilaabay socdaalkooda barakeysan ee xajka, iyaga oo gaaraya dhulka barakaysan ee Boqortooyada ...
Xiisadda u dhaxeysa Ruushka iyo Ukraine waxay gashay wejigeedii ugu murugsanaa bishii May 2025, kadib markii Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ...
Mogadishu, Soomaaliya – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ayaa maanta booqday goobaha uu burburka ba’an ka geystay roobkii ...
Garoowe – Maamulka Puntland ayaa si weyn uga mahadceliyay laamaha ammaanka ee Galmudug, gaar ahaan ciidamada booliska gobolka Mudug, kaddib ...
Labada wadan ee deriska ah, ee India iyo Pakistan ayaa ku guuleystay in ay gaaraan heshiis xabad joojin ah oo ...
Roobab mahiigaan ah oo habeenkii xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac, barakac iyo burbur ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.