• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Bulshada

Daawo warbixinta: Roobab mahiigaan ah oo khasaare Dhimasho geystay ayaa ka da’ay magaalada Muqdisho

Sajid Ahmed by Sajid Ahmed
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Roobab
Share

Roobab
Sawirada qasaaraha wadoyinka burburay ee manta 10/05/2025

Roobab mahiigaan ah oo habeenkii xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac, barakac iyo burbur hantiyeed. Wararka laga helayo ilo kala duwan ayaa tilmaamaya in roobabka xooggan ay keeneen daadad xooggan oo xiray qaar ka mid ah jidadka ugu muhiimsan magaalada, taasoo si weyn u saameysay isu socodka gaadiidka iyo nolosha dadka ku nool caasimada Muqdisho.

Maamulka gobalka banaadir ayaa sidoo kale ku baaqay in la helo caawimaad dheeraad ah si loo xakameeyo saameynta ka dhalatay robabka mahiigaanka ah, iyadoo laga cabsi qabo in robab kale ay sii da’aan maalmaha soo socda.

Roobab
Sawirada wadooyinka burburay ee muqdisho 10/5/2025

Roobka oo socday saacado badan ayaa sababay in biyo fariistaan xaafado badan oo Muqdisho ka tirsan, iyadoo dadka qaarkood laga soo badbaadiyay xaalado halis ah oo ay la kulmeen. Ilaa iyo hadda lama xaqiijin tirada saxda ah ee dadka ku dhintay ama burburka hantida ka dhashay,

balse maamulka gobolka Banaadir ayaa tan iyo xalay billaabay gurmad degdeg ah oo la gaarsiiyay dadka ay roobabku saameeyeen.

Waxaa la filayaa in roobab kale ay sii socdaan maalmaha soo socda, sida ay sheegayaan saadaasha hawadu, taasoo sii kordhin karta halista daadadka iyo burburka. Waxaa lagu booriyay shacabka in ay taxaddar muujiyaan, gaar ahaan dadka ku nool meelaha ay biyuhu si sahal ah u fariistaan.

Hoos kadaawo warbixinta Roobka xalay iyo dhimashada Sida aan kasoo xiganay UniversalTV


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.