Soomaaliya oo u Baaqday maalgashadayaasha caalamiga ah iyo ganacsatada inay maalgashadaan….
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in la dhammeystiray daraasadaha mashruuca Dekedda Cusub ee Muqdisho, isla markaana ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in la dhammeystiray daraasadaha mashruuca Dekedda Cusub ee Muqdisho, isla markaana ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta kulan kula yeeshay madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland oo ...
Warbixinno sirdoon oo cusub ayaa muujinaya in saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka Suudaan ay door ka qaadanayaan tababarka ku dhowaad ...
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan xasaasi ah oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo dhexmaray Madaxweynihii hore ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysa Shir-madaxeedka labaad ee Talyaaniga iyo Afrika, ...
Iska horimaad hubeysan ayaa xalay ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kadib markii ciidamada Booliska Puntland ay isku ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweysay kordhinta hawlgallada milatari ee Mareykanku ka wado gudaha dalka, iyadoo ku ...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in uu wado dadaallo lagu raadinayo maalgashi dibadda ah, isagoo tilmaamay in ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda ay si buuxda uga go’an tahay gogosha wada-hadalka ...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU) ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo dardar-geliyo keenista ciidamo ku ...
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya, ku dhowaad 15 sano kaddib markii ...
Wararka24: 13-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu u safro magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka ...
Wararka24: 13-02-2026 Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU) ayaa si cad u xaqiijiyay mar kale midnimada iyo madax-bannaanida ...
Wararka24: 13-02-2026 Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un, ayaa la sheegayaa inuu sii xoojinayo doorka gabadhiisa si ay mustaqbalka ugu ...
Wararka24: 13-02-2026 Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay weli ka go’an tahay ka qeybgalka wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya ...
Wararka24: 13-02-2026 Ciidamada ammaanka Kenya ayaa ku xiray Cabdinaasir Cige (Naasir Cige) garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Jomo Kenyatta (JKIA), ...
Wararka24: 12-02-2026Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Senate-ka Mareykanka, Senator Jim Risch, ayaa muujiyay walaac xooggan oo ku aaddan warar ...
Wararka24: 12-02-2026 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa qoraal adag kaga jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland, Siciid ...
Wararka24: 12-02-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay maanta soo saartay ku caddeysay in tiro kamid ah Ciidanka Xoogga Dalka ...
Wararka24: 12-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda u baxo safar ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.